haj tuxdem loofum bujon? ilaah baa dig kol valem matej heek dootem!
Waxaani Soomaali lorem ibsum miya?
haj tuxdem loofum bujon? ilaah baa dig kol valem matej heek dootem!
Guurkiina guur kheyr kkk. Maad ku raacsantahay? Idil soo soco hadaba kkkkk
Ameen. Adna sidoo kale!
War nin rag ah baa tahay sxb. Waad isi soo saarta Masha allah. Koley beriyahan waxaa la maqlaayay inbadan oo inamada soomaaliyeed jeelasha ka buuxsameen. Markaa sacabka ha laguu tumo, aad Iyo aad baad u dadaashay
Waxaan filayaa masterkii baad qaadanaysaa?
Ana waxaan bartaa Radiography sannadkii labaad
Min fadlik, waa sax. Si fiican baa loo diiri gelinaaya, ha soo dhawaadan.
Labaduba waan isticmaala sxb, kolay qofka midkuu isticmaala ayaan adna sheekada uga la sii wadaa kk. Laakiin 'sxb' ayaa ka wada fiican intaba kkkk :siilaanyolaugh:
Maxaad isticmaasha adiga?
Anuu waa aniga iska seexday welibana hurdadii way ila tagtay. Idinkoo weli shakeynayaa baan idin ku soo noqday intaas oo saacadood ka dib
Alla taa maxaa ka macaan hhhXagee maraysaa imika, ileen khudbadiina intaas oo bog mareysaa ma wada akhrin karo. Waan yare dul maray, laba is jecladay, mid isku keentay, iyo dhawr is soo dhaweeyay lakin markiiba yaacay uun baan kasoo qabtay lmao
@Knowles xagaad ku dhumaneysa? Soo dhoowow bayo macaan
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Jawabtu waa “mayya!” WalaaloIdiley jwbteydii aaway?
Jawabtu waa “mayya!” Walaalo
Kkk
Hayye iska sabar haddadi rabtid
Aniga illa yawm uddeen aa waxbarassho kujiraa hadda i sugeesid
Waan ku sugi, wallahi waxaanba jili karnaa filimkii Boodhari iyo Hodan (Mohamad & Idil) laakin ah jaceyl guuleysta Masha Allah @Anab waxay ii noqon Xaaskeyga 1aad ilaahay ha isku keen daayo!
Horta @Mohamed Afrax ma iga jawaabin shalay. Maxaa qabata? Ma Waxbarasho aa kujirtaa.
Labba intee joogta?
Soomaligu nah intee kabaratay
Ma ku fahminWaxbarasho ayaan ku jiraa walaalo waxaanna joogaa dalkii
i am fob so...
![]()
Ma ku fahmin
Ma somaaliya aa joohta
You’re a fob kkkkkk
Waryaa hanaga qurmin postigaan macaan...waxaan baldaya nimanyahow?One can only imagine hearing a half breed speak in Somali![]()
Alla I just noticed you edited THE QUOTE OMGWaxbarasho ayaan ku jiraa walaalo waxaanna joogaa dalkii
i am fob so...
![]()