Somali speaking only thread

Status
Not open for further replies.
Rahanweyn ayaa meesha jooga :ohreally:

Soo dhawoow sxb. Afmaay maayga wax maad inaga yara bari kartaa?

Wad mahadsantahay abayo

Ani ma ahii Rahweyn lakeen ani kasee af sho (afkoda ayan garanaya).

Faitee= how are you?/Setahay
Failata= ma ficantahay
Inte rogtt= inte joogta/where are you
 
Last edited:
Aniga hadii layga diiday dee wadada waanka dagtay

Waa hadal is khilaafaayo. Daljecel baad u baxsatay balse wadanka waad ka sii socota.
Astaamaha kaa dhigaayay suldaanka waa kee? :hillarybiz:

Wallahi usheeg @Idil-Beydaan ina adeerey is adkeynta kama ilbaxdidee mar uun soo calool dabac
:liberaltears:

War libaax baad tahay :russ: Haayee, gabadhi idil way cabsatay, hadalka dhinac kale u beedhi. Malaha waxay is tidhi waxaad rabtaa wax ku soo dhoofiya :sass2:
 
Runtii waan ku taageersanahay. Qunyar laakiin, anaa gabadha kaa dhaadicinaayee

Haa hoobey,
Sida loo kacay
Sahal maahe
Taan sugaynay
Idil soo soco
:russ:
alllaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
iga jooooooooooooooooooooooooooogi canabeee
waa ku baryaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
War libaax baad tahay :russ: Haayee, gabadhi idil way cabsatay, hadalka dhinac kale u beedhi. Malaha waxay is tidhi waxaad rabtaa wax ku soo dhoofiya :sass2:

Aniga Yurub dhabarka ayaan jeediyay haddii aan aniga iyo @Idil-Beydaan is guursanno tuuladii yareyd ayaan geynayaa
 
alllaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
iga jooooooooooooooooooooooooooogi canabeee
waa ku baryaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

:deadrose::dead1::deadmanny:

Haye , waan kaa joojiyay kkkk. Dhib maleh abaayo:damedamn:

dhib malaha heestaasey soo ma jacliido
arrooska aa lagaa shida inshallah :trumpsmirk:

Idil Magacaaga ayaa loo sameeyay heestaas :wowsweat: Heesaha soomaaliga maad dhageystaa? Kuwee baad ka heshaa.

Aniga Yurub dhabarka ayaan jeediyay haddii aan aniga iyo @Idil-Beydaan is guursanno tuuladii yareyd ayaan geynayaa

Alla waa nin rag ah ninkani. Yurubta maxaad ku nacday?
 
BirtaanJabin

DalJecel the DhafoorQiiq
VIP
Waa hadal is khilaafaayo. Daljecel baad u baxsatay balse wadanka waad ka sii socota.
Astaamaha kaa dhigaayay suldaanka waa kee? :hillarybiz:

War libaax baad tahay :russ: Haayee, gabadhi idil way cabsatay, hadalka dhinac kale u beedhi. Malaha waxay is tidhi waxaad rabtaa wax ku soo dhoofiya :sass2:
Adigu Horta Yaa ku siyey Xaq aad @KULTA ku siisid Suldaanimada . Karbaash ayaad istaahisha laakin waan kaa xishooday:hillarybiz:
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Alla waa nin rag ah ninkani. Yurubta maxaad ku nacday?

My life is better here both my father and my mother work, i am in college do we leave here and go for a qiyaali life? And start it from the bottom it sometimes crosses my mind to go abroad, but i have never thought about going to Europe.
 
So you did live in qurbaha?
College :siilaanyolaugh: still in school like I guessed
just joking yaah
that is unless you mean the American definition of college
And where did you live?
you are definitely right life back there seems less stressful more relaxed and with lots of Barakko
Canabee iga raali ahaw afka ingriska aa u xiisey:drakekidding:
 
War wallee, waxan dhalo ba weey uu dhamaatay. :kanyehmm: Ciyaar ciyaar baan uu haystay markaan hooyo mataal dadka ku maago. Ileen sida Night M Shyamalan moofie blot twist, ana luqada kari waayey ba.

.
.
.
.

Izzzzstandardization la'aan go'aan lugu ma gaari karo. Sidani si mahaa, qofwalba wuxu iska soo qoraya siidu u hadlo. Maxa saxsan iyo maxaa khaldan? Ana waxaan maleeynaya inu internetka Soomaaligey isku sii khalday.

Xeego, bog iyo baal waa kalmado anaan wiiligay maqlin :ohhh:

Aar slickback soomaaliga wuu ku hadlaa ileen :shookgabre:

Qofkasta wuxuu qorayaa somaaliga uu yaqaan meesha uu u dhashay. Tuuladee baad sheeganaysaa sxb?

"Abaayo" aan ku iraahdaa dumarka. Gabdhaha reer Waqooyigana waa ka helaan markaan ku iraahdo "Abaayo waa caadi" iyo "Haye Abaayo iska waran ".. Nin Qalbi jilicsan ayay I moodaan ama ii maleeyaan markaa, illayn waa Dumar caadaystay niman qayliya markay wax shukaansanayaan .. Indho fara gelis iyo Dee waxaan ku Idhi ma jirto xaggayga.. Waa is beddel soo dhawayn iyo naxariis ay ka muuqato "Abaayo" markaan Iraahdo. Dhareerkaa ka da'da gabdhaha markaa, fiicanaa iyo baarisanaa yay ku wardiyaan.. Anigoo laga yaabo waraabe Qarsoon inaan ahay .. Luqad macaan waaye Xamariga ma Ogtahay?

Soo dhowoow Abaayo.

PS: Ma ogtahay reer koofurka haddii aad ku tiraah ina adeer inay kuu arkaan walaashood dhab ah? Hadaad ka hesho nin koofur ka yimid, ha isku oran ina adeer iyo walaal, wuxuu moodi doonaa inaad iska fogaynayso.

Abboowada ugu dadaal.

Gabadh reer waqooyi baad abaayo ugu wacday? Hablaha reer waqooyiga kama helaan maad inaga deysid. Dhareerka ayaa ka de'ay ayuu ku leeyahay kkkk. Waa haddala aad u jilicsan runtii.Raggu waxay ku fiican yihiin waqooyiga inay ku hadlan, dumarkana xamariga. Markaa aan ku barro waqooyiga, adigana xamariga i bar aan is wadaagnee kkk

Aboowe maalintaan yidhaahdo waa maalin aan dhintay :mahubowtf: Nin waxaan walaal ama ina adeer aan aheyn uguma yeedhaayo
 
Adigu Horta Yaa ku siyey Xaq aad @KULTA ku siisid Suldaanimada . Karbaash ayaad istaahisha laakin waan kaa xishooday:hillarybiz:

Ragannimada waa loo kala dhashaa sxb. Dadkii baad ku qososhey luuqada baranaayay, marka suldaanimada laguu diiday baadna wadankii ka sii carartay. Xishood ma jiree, soo bax. Indhaha intaan basbaas kaaga shubo ayaan bahal sabaaxad nigis kuu dhigi. Si fiican u cabaad :russ:
 
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
BASBAS KULAHA :mjlaugh:
ANI BASBAS MA KUU TUMAA ABAAY
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Aar slickback soomaaliga wuu ku hadlaa ileen :shookgabre:

Qofkasta wuxuu qorayaa somaaliga uu yaqaan meesha uu u dhashay. Tuuladee baad sheeganaysaa sxb?

Gabadh reer waqooyi baad abaayo ugu wacday? Hablaha reer waqooyiga kama helaan maad inaga deysid. Dhareerka ayaa ka de'ay ayuu ku leeyahay kkkk. Waa haddala aad u jilicsan runtii.Raggu waxay ku fiican yihiin waqooyiga inay ku hadlan, dumarkana xamariga. Markaa aan ku barro waqooyiga, adigana xamariga i bar aan is wadaagnee kkk

Aboowe maalintaan yidhaahdo waa maalin aan dhintay :mahubowtf: Nin waxaan walaal ama ina adeer aan aheyn uguma yeedhaayo

Reer waqooyi Jaceyl majili karaan gabar xaafadeena daganeed ayaa markasta nala yaabi jirtay reer xamarka siday u jiliyaan Jaceylka heer waxa ay gaartay wallahi ay aaddo Bakaaraha oo ay soo gadato buugaagtii jaceylka ahaa ee geeraaradii calaacalka ahaa ay ku qornaayeen wallahi waa dhibban yihiin hablaha waqooyi
 
Wad mahadsantahay abayo

Ani ma ahii Rahweyn lakeen ani kasee af sho (afkoda ayan garanaya).

Faitee= how are you?/Setahay
Failata= ma ficantahay
Inte rogtt= inte joogta/where are you

Af maay maay waa asal wallah. Xageed ku baratay?

KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
BASBAS KULAHA :mjlaugh:
ANI BASBAS MA KUU TUMAA ABAAY

II TUUM ABAAYO, CASHAR BILAA CIWAAN BAAN U DHIGEYNAA KKKKKKK

Seefta soo diyaari, caawa kan sida ri'da ayaa loo gowracayaa :siilaanyolaugh:
 
BirtaanJabin

DalJecel the DhafoorQiiq
VIP
Dadku Luuqada Soomaaliga waa Luuqad Aan La gaari karin, Somaliduna wa dad aan la Xusikarin oo aan la muujin karin Nasabnimadood.

Waxan saas uu idhi , Garowe iyo Boocame saacad ayaa laysku gaara waana Lahjad duwanyihin

Soomaali qabil ayay lahjad uu qabsadan ayaan filaya hadan idhahdo waa been. Kan Kismayo Jooga oo Hartiyeed way ka kala duwan yihin gobolada asalkood ay kasoo jeedan laakin hadana qolada ay Kismayo kula noolyihin wayka lahjad duwanyihin maadama ay eryo eey leeyihin ay ku dhageen.

Soomaalidu Lahjad ahaan Reer Bari ilaa Hiiraan ilaa Gobolada Dollo iyo Shabelle (DDSI) waa isku lahjad iyo Gobolada NFD iyo Jubaland

Gobolooyinka Waqooyi ila Dhikhil iyo Jabuuti iyo Faafan iyo Sitti waa isku lahjad iyo DDSI badan kisiba.

Reer Koonfurna Ila Xamar waa isku Lahjad.

Anoo intaas idhi waaxan muujina Lahjad kasta lahjado ayaa sii samayo.
Kan bari jooga iyo kan hiiraan jooga way qaab duuwan yihin laakin wayska dhowyihin
 
Af maay maay waa asal wallah. Xageed ku baratay?

II TUUM ABAAYO, CASHAR BILAA CIWAAN BAAN U DHIGEYNAA KKKKKKK

Seefta soo diyaari, caawa kan sida ri'da ayaa loo gowracayaa :siilaanyolaugh:
:stevej::ohhhdamn::umad:

Alla naga daay dhig daadis waa xaraan

suldaanka waa loo naxariisana
boqortoyo uu iss moday
maa lagu shaqeesto
 
Reer waqooyi Jaceyl majili karaan gabar xaafadeena daganeed ayaa markasta nala yaabi jirtay reer xamarka siday u jiliyaan Jaceylka heer waxa ay gaartay wallahi ay aaddo Bakaaraha oo ay soo gadato buugaagtii jaceylka ahaa ee geeraaradii calaacalka ahaa ay ku qornaayeen wallahi waa dhibban yihiin hablaha waqooyi

Buugaagtii bay soo iibsatay kkkk. War ma anagaa wax aragnay. Ragga waqooyiga waa laga dambeeyaa. Adiga lahjadee baad ku hadashaa haayee? Waxaan kuu haystay inaad lahjada mudug aad ku hadashid?
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top