Somali speaking only thread

Status
Not open for further replies.
Asxaabta, akhyaarta soo gala. Mawduucan waxaan u soo jeediyay siday dhalinyarta (ama yar iyo weyn iskaba deh) inay isku deyaan barritaanka luuqada qoritaankiisa/hadalkiisa!

Hal wax uun baan idinka codsanayaa: waxaan soomaali aheyn ha soo qorinaa, idinkoo mahadsan :siilaanyolaugh:
 
16849B26-D4DD-4BF6-B77F-34615C5B660E.gif

You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
 
Asxaabta, akhyaarta soo gala. Mawduucan waxaan u soo jeediyay siday dhalinyarta (ama yar iyo weyn iskaba deh) inay isku deyaan barritaanka luuqada qoritaankiisa/hadalkiisa!

Hal wax uun baan idinka codsanayaa: waxaan soomaali aheyn ha soo qorinaa, idinkoo mahadsan :siilaanyolaugh:
Fikrad qatar waye
Kkkkkk
Hayye!
Maxana ka hadalna

View attachment 38640
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Si fiican aa u soo qortay kow dheh sxb
Labbo waa la barta qoraalka ee baro
Qoralka soomaliga wax ka fudeedsan ma jiro
Hadda ee xarafka ‘c’ iyo ‘x’ oo baratid waxi kalle waa isla xarafka luqadaadi
Dhawaaqa lee markaase ku diman
 

Manafesto

[[Puntland Republic 🇸🇱]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
Haa waa ku saxantahay , waxa iga yaabiyey waxaa weeye gabar 22 jirta oo Somali ah baan shukaansan jiray sanadkii hore, gabadhu af somaliga gab bay ka ahayd , markay ku hadlayso in aad hunqaacdid baabku qabanaysa , waxaa aad ula yaabay waxay la nooshahay 7 walalaheed ah iyo hooyadeed iyo aabaheedba .
Waxaan ku dhihi jiray naa ma qalbada ayaad la'dahay sidee baad Af somaliga uga dhimatay ku hadalkisa iskabadaa qoraalkiisee adigu labaa tan sano hooyada iyo aabaha ay kugala hadlayaan??
 
Haa waa ku saxantahay , waxa iga yaabiyey waxaa weeye gabar 22 jirta oo Somali ah baan shukaansan jiray sanadkii hore, gabadhu af somaliga gab bay ka ahayd , markay ku hadlayso in aad hunqaacdid baabku qabanaysa , waxaa aad ula yaabay waxay la nooshahay 7 wiilalaheed ah iyo hooyadeed iyo aabaheedba .
Waxaan ku dhihi jiray naa ma qalbada ayaad la'dahay sidee baad Af somaliga uga dhimatay ku hadliikisa iskabadaa qoraalkiisee adiguu laba tan sano hooyada iyo aabaha ay kugala hadlayaan??
hayye!
Sheekada wad
Ma is guursateen
Adiga macalin u noqoni kartey
 
Sxb soo dhawoow. Wadankii baan ku soo bartay laakiinsee weli boqolkiiba boqol ma teegni.


Waxaad qortay waa wax lagu qoslo :deadosama: Balse laguma qoslaayo maadaame aad niyad daacad ah tustay

Af soomaali maad ku hadasha?
:dead::dead:

Mararka qaarkood waxaan ku hadlaa inta ugu badnaan Swedish.
 
Waa gabar say walahi nooca ay dhahaan halkaan oo u aragtaba wax laga faano luqadda , ha is soo marin
Kkk
U naxaariso sxb
Ilma say wallahi qarkood faan faan ma ka ahay
Ma rabaan inee isku dheyaan xata
Sababtu
Markee isku dheyaan waa lagu qoslaa lee no’o
Marka niyada aa ka jabto Ilmaha
 
Fikrad qatar waye
Kkkkkk
Hayye!
Maxana ka hadalna


Si fiican aa u soo qortay kow dheh sxb
Labbo waa la barta qoraalka ee baro
Qoralka soomaliga wax ka fudeedsan ma jiro
Hadda ee xarafka ‘c’ iyo ‘x’ oo baratid waxi kalle waa isla xarafka luqadaadi
Dhawaaqa lee markaase ku diman

Sxb kkk fikradan adaa maskaxdeydi iigu soo dhacsiiyay markaad tidhi ciyaalka wax bar :siilaanyosmile:



Haa waa ku saxantahay , waxa iga yaabiyey waxaa weeye gabar 22 jirta oo Somali ah baan shukaansan jiray sanadkii hore, gabadhu af somaliga gab bay ka ahayd , markay ku hadlayso in aad hunqaacdid baabku qabanaysa , waxaa aad ula yaabay waxay la nooshahay 7 walalaheed ah iyo hooyadeed iyo aabaheedba .
Waxaan ku dhihi jiray naa ma qalbada ayaad la'dahay sidee baad Af somaliga uga dhimatay ku hadalkisa iskabadaa qoraalkiisee adigu labaa tan sano hooyada iyo aabaha ay kugala hadlayaan??


kkkkk gabadha maad buug iyo qalan u soo qaadiid aad wax bartiid. Hooyo iyo aabo wax may barin hala yaaban. Xageed isku dambeyseen adiga iyo gabadha? Ma saad baad ku kala tagteen?

Aniga hadaba waxaan la yaaba habraha 30 jir ah oo is yeelyeelaayo :mahubowtf:
 

Manafesto

[[Puntland Republic 🇸🇱]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
Kkk
U naxaariso sxb
Ilma say wallahi qarkood faan faan ma ka ahay
Ma rabaan inee isku dheyaan xata
Sababtu
Markee isku dheyaan waa lagu qoslay
Marka niyada aa ka jabto
Haa all beenta ma ahan, aniga waa i madaaalo in aan dhagaysto sida ay luqada u jejebinayaa, waxaar moodaa markay afka kala furaan gaal in ay wax kaga so akhrinayaa qaamuuska.
 
Sxb kkk fikradan adaa maskaxdeydi iigu soo dhacsiiyay markaad tidhi ciyaalka wax bar :siilaanyosmile:






kkkkk gabadha maad buug iyo qalan u soo qaadiid aad wax bartiid. Hooyo iyo aabo wax may barin hala yaaban. Xageed isku dambeyseen adiga iyo gabadha? Ma saad baad ku kala tagteen?

Aniga hadaba waxaan la yaaba habraha 30 jir ah oo is yeelyeelaayo :mahubowtf:
30 jir :susp::damn:
Alla masaakin
Qaladku waa walidka
Integration TV gabdha barnaamajka soo bandigto waa qof da’adaadi laba jibaarkis jirto kkkk
Somaligeedi nah waa jajab
Gabadha ma ceynooyo
Lakin waa hooyo weyn oo ilma dhashay
Lakin wee isku dheyda ayadu mashallah
 

Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Ciyaal "Say Wallah, Fish and Chips" marka hore waan idin Salaamay. Marka xigta waxaan idin oran lahaa Luuqadda ha ilaabina ayeeydiin Cunee markaad luuqadda ku hadleysaan waxaad u maleysaa in uu 3-jir luuqadda ku hadlayo. Mid ilma adeer aynu nahay ayaa hadda inala jooga oo Af-Soomaaliga aan waxba ka garanayn wallahi waad iska qoslaysaa markuu ku hadlayo Luuqadda .
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top