Merchant of Mogadishu
From Pella to Pattala, then back to Babylon
Shimbir baa dustaay
Maxaa kale dhacay?
Shimbir baa dustaay
Waa koow
Maxaa kale dhacay?
Harowsi aan ku hayaa meesha bro, sheeko ma jirto. Haddaad hayso mid adigu soo daa.
Waax kalo dhacay mabaa jiraan, waay yara dibirsaand markay dustaay. Dibiradi baa Kaa fuqdaay.
Ee sheeko mahan waxaas, naga jooji waryaa. kkkkk
Sheeko fiican noo sheeg.
fobs bila niigsi
Walolayaal mala fayaa
Maxaad u bedeshay magacaaga? Magaca "Aria" waa magac qurux badan. Magaca Aria wuxuu mar ahaa magaca gobolka ee Afgaanistaan oo Megas Alexandros qabasaday.
War bax luqadada so baro balayaho
Page = Baal
Ma la dhihi karaa goobta sheekada waxay gaartay saddex iyo toban Baal?
Goobta =. Here
Saddex = 3
Toban = ten
Gaartay = reached
For the benefit our struggling young malis. If you guys want to learn, initiate a thread, I will help when I can.
Intiinna kale raalli ahaada.
Isn't page xaashi or warqad never heard of bogMaya sxb lama dhihi karo maxaa wacay 13 baal waa 26 bog;
1 Page= Bog. 2 Pages= Baal
Isn't page xaashi or warqad never heard of bog
Waala faayaa, mee fadaasee adi?