Somali speaking only thread

Status
Not open for further replies.

Jiron

wanaag
NABADOON
VIP
@Anab

Aad iyo aad baa u mahadsantahay walaashee qaaliga ah. Eereyadaada moraalkeeyga buu dhisey :)

Intaas ayaan ku farxaa ee sir kale ma jirto!
 
Ameen. Adna sidoo kale!

War nin rag ah baa tahay sxb. Waad isi soo saarta Masha allah. Koley beriyahan waxaa la maqlaayay inbadan oo inamada soomaaliyeed jeelasha ka buuxsameen. Markaa sacabka ha laguu tumo, aad Iyo aad baad u dadaashay :gaasdrink:

Waxaan filayaa masterkii baad qaadanaysaa?
Ana waxaan bartaa Radiography sannadkii labaad



Min fadlik, waa sax. Si fiican baa loo diiri gelinaaya, ha soo dhawaadan.

Labaduba waan isticmaala sxb, kolay qofka midkuu isticmaala ayaan adna sheekada uga la sii wadaa kk. Laakiin 'sxb' ayaa ka wada fiican intaba kkkk :siilaanyolaugh:

Maxaad isticmaasha adiga?



"Abaayo" aan ku iraahdaa dumarka. Gabdhaha reer Waqooyigana waa ka helaan markaan ku iraahdo "Abaayo waa caadi" iyo "Haye Abaayo iska waran ".. Nin Qalbi jilicsan ayay I moodaan ama ii maleeyaan markaa, illayn waa Dumar caadaystay niman qayliya markay wax shukaansanayaan .. Indho fara gelis iyo Dee waxaan ku Idhi ma jirto xaggayga.. Waa is beddel soo dhawayn iyo naxariis ay ka muuqato "Abaayo" markaan Iraahdo. Dhareerkaa ka da'da gabdhaha markaa, fiicanaa iyo baarisanaa yay ku wardiyaan.. Anigoo laga yaabo waraabe Qarsoon inaan ahay .. Luqad macaan waaye Xamariga ma Ogtahay?


Soo dhowoow Abaayo.


PS: Ma ogtahay reer koofurka haddii aad ku tiraah ina adeer inay kuu arkaan walaashood dhab ah? Hadaad ka hesho nin koofur ka yimid, ha isku oran ina adeer iyo walaal, wuxuu moodi doonaa inaad iska fogaynayso.

Abboowada ugu dadaal.
 
Last edited:
Anuu waa aniga iska seexday welibana hurdadii way ila tagtay. Idinkoo weli shakeynayaa baan idin ku soo noqday intaas oo saacadood ka dib

Alla taa maxaa ka macaan hhh :banderas: Xagee maraysaa imika, ileen khudbadiina intaas oo bog mareysaa ma wada akhrin karo. Waan yare dul maray, laba is jecladay, mid isku keentay, iyo dhawr is soo dhaweeyay lakin markiiba yaacay uun baan kasoo qabtay lmao


Nin seexday sicii dibi dhal haddaba .... Meesha waad ku qatan tahay saxib, Gabdhihiina lakala boob inta aad hurudday. Iyadoo awalba dumar badan meesha aan joogin qiimo badan leh, intii uGu sarraysay waa la kala qaatay.


Anab waa ku daysay, idilna nin baa la baxsaday waa hore ..


Anigoo soo jeedaaba la I dhacay iska daa anigoo seexday. Hanaloo tacsiyeeyo saxib. Rag baa hilfaha noo laabay oo nadhacay habeen madow oo mugdi ah.


Darawalnimada hasii dayn wixii kale ku dhaafeen e.


Ciil badanaa..
 
Kkk
Hayye iska sabar haddadi rabtid
Aniga illa yawm uddeen aa waxbarassho kujiraa hadda i sugeesid :russ:


Horta @Mohamed Afrax ma iga jawaabin shalay. Maxaa qabata? Ma Waxbarasho aa kujirtaa.
Labba intee joogta?
Soomaligu nah intee kabaratay
 

Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Kkk
Hayye iska sabar haddadi rabtid
Aniga illa yawm uddeen aa waxbarassho kujiraa hadda i sugeesid :russ:

Waan ku sugi, wallahi waxaanba jili karnaa filimkii Boodhari iyo Hodan (Mohamad & Idil) laakin ah jaceyl guuleysta Masha Allah @Anab waxay ii noqon Xaaskeyga 1aad ilaahay ha isku keen daayo!

:rejoice:

Horta @Mohamed Afrax ma iga jawaabin shalay. Maxaa qabata? Ma Waxbarasho aa kujirtaa.
Labba intee joogta?
Soomaligu nah intee kabaratay

Waxbarasho ayaan ku jiraa walaalo waxaanna joogaa dalkii

i am fob so...
:gaasdrink:
 
Waxbarasho ayaan ku jiraa walaalo waxaanna joogaa dalkii

i am fob so...
:gaasdrink:
Alla I just noticed you edited THE QUOTE OMG
:nahgirl::liberaltears:
Reer magaal
’”Waan ku sugi, wallahi waxaanba jili karnaa filimkii Boodhari iyo Hodan (Mohamad & Idil) laakin ah jaceyl guuleysta Masha Allah @Anab waxay ii noqon Xaaskeyga 1aad ilaahay ha isku keen daayo!”
Nooo way kkkkk
I’m doing that
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top