Somali speaking only thread

Status
Not open for further replies.

KULTA

f*ck you im from Mudug
Intiina oo dhan markii in yar laga reebo anaa macalin idiin ah oo af soomaaliga idin baraya laakiinse shuruud baa jirta. Shuruudaasi oo ah in aad ii aqoonsatiin Suldaanka guud ee beesha SomalispotWeyn.

Waxaan isu diyaarinayaa caleemosaarka soo socda ee Suldaanka beelweynta SomalispotWeyn
 
BirtaanJabin

DalJecel the DhafoorQiiq
VIP

Naa bax, Awalba ana sheegtay Suldaanka Guud ee Beelaha SoomaaliSpot is daqaaji. Waxaad kartid iyo waxaad faiido leedahay ma jirto. Intuu xooga soo bartay ayuu Suldaan isu maleeya Adeer cagta wax ka dey:nahgirl:
 
Waa sidee ninyahow wax isu reeb sidaan si ma ahan ee ka xishoo Suldaanka Beelweynta SomalispotWeyn

Mar dambe hadii aad Suldaanka aflagaadeysid xitaa dhulka hoostiisa hadaad gashid waa lagaa daba galayaa see weye meesha waxaa jooga rag dagaal u ciil qaba ee adeerow naftaada ilaasho, hadee waa iga digniin
 
BirtaanJabin

DalJecel the DhafoorQiiq
VIP
Waa sidee ninyahow wax isu reeb sidaan si ma ahan ee ka xishoo Suldaanka Beelweynta SomalispotWeyn

Mar dambe hadii aad Suldaanka aflagaadeysid xitaa dhulka hoostiisa hadaad gashid waa lagaa daba galayaa see weye meesha waxaa jooga rag dagaal u ciil qaba ee adeerow naftaada ilaasho, hadee waa iga digniin
Nin xunoo luuqa lagu gaado oo aanan cudud iyo awood lahayn baad tahay. Actually Suldaanka Guud ayaam kuu aqoonsana laakin Suldaanka labaad anigu waan tanazulaa waxaana labaxaya Suldaanka Beesha Barakeysan ee Majeerteeniya
 
kkkk

Ilaahay fahmka iyo caqliga haku siyaadayo

Ameen

Hadeer waxaan barta bioelectronics dalka ingriiska, gaar ahaan london, waa shahadayda labaad taan koowad wuxuu ahaa xagaa electronics bis, norway baan ku shaqaysan jirey laakin hadeer waxaan rabaa in aan ku taqluuso qaybta ku sabsaan soo sarista qalabka cafimaadka oo isbitaalka lagu isticmaalo.

Adiguna maxaa barta ?

Ameen. Adna sidoo kale!

War nin rag ah baa tahay sxb. Waad isi soo saarta Masha allah. Koley beriyahan waxaa la maqlaayay inbadan oo inamada soomaaliyeed jeelasha ka buuxsameen. Markaa sacabka ha laguu tumo, aad Iyo aad baad u dadaashay :gaasdrink:

Waxaan filayaa masterkii baad qaadanaysaa?
Ana waxaan bartaa Radiography sannadkii labaad

Waa wiil yar oo ay ka liidato.. U naxariiso.. Ceebta dadka waa lo qariyaa. Aan ku dhiirre gelinno dadkaan lumay meesha inay afka hooyo bartaan abaayo.

PS: Aan ku waydiiyee, Abaayo ama Walaal kee doorbidaysa? ama aa jeceshahay?

:lolbron:

Min fadlik, waa sax. Si fiican baa loo diiri gelinaaya, ha soo dhawaadan.

Labaduba waan isticmaala sxb, kolay qofka midkuu isticmaala ayaan adna sheekada uga la sii wadaa kk. Laakiin 'sxb' ayaa ka wada fiican intaba kkkk :siilaanyolaugh:

Maxaad isticmaasha adiga?
 
Walalayaal waani salaamay, idinkoo dhan

Waxaa tihiin umad wada dhashatey, gacanta is qabsada

Isjeclaada, farxad iyo qosolka badsada. Waa bilaahi towfiiq.

:)

Salaanta waa lagaa qaaday, sxb in badan baan ka helay farxadaada :win:
Sirta noloshada wax maad inaga yara sheegi kartaa? Adiga oo raali ah

Iska dhici ninkan @DalJecel war soomaaligiisa amaan si. Inanka wuu inoo dadaalaya Masha allah

Walbo ma fadaw arirow

Rahanweyn ayaa meesha jooga :ohreally:

Soo dhawoow sxb. Afmaay maayga wax maad inaga yara bari kartaa?
 
Anuu waa aniga iska seexday welibana hurdadii way ila tagtay. Idinkoo weli shakeynayaa baan idin ku soo noqday intaas oo saacadood ka dib

Alla taa maxaa ka macaan hhh :banderas: Xagee maraysaa imika, ileen khudbadiina intaas oo bog mareysaa ma wada akhrin karo. Waan yare dul maray, laba is jecladay, mid isku keentay, iyo dhawr is soo dhaweeyay lakin markiiba yaacay uun baan kasoo qabtay lmao
 
Intiina oo dhan markii in yar laga reebo anaa macalin idiin ah oo af soomaaliga idin baraya laakiinse shuruud baa jirta. Shuruudaasi oo ah in aad ii aqoonsatiin Suldaanka guud ee beesha SomalispotWeyn.

Waxaan isu diyaarinayaa caleemosaarka soo socda ee Suldaanka beelweynta SomalispotWeyn

Raggu markay maal ku murmaan dumar baa kala saaro. @DalJecel waa laga diiday arimahiisa. Adiga oo ah suldaanka guud iyo gaar ahaan ba beesha somalispot waa lagu aqoonsanyahay waana lagaa dambeeyaa maanta kadib sxb. Hore inoo wad :fittytousand:

Anuu waa aniga iska seexday welibana hurdadii way ila tagtay. Idinkoo weli shakeynayaa baan idin ku soo noqday intaas oo saacadood ka dib

Alla taa maxaa ka macaan hhh :banderas: Xagee maraysaa imika, ileen khudbadiina intaas oo bog mareysaa ma wada akhrin karo. Waan yare dul maray, laba is jecladay, mid isku keentay, iyo dhawr is soo dhaweeyay lakin markiiba yaacay uun baan kasoo qabtay lmao

Sxb waad naga qosliisay kkkk. Meesha waa lagu lagdamay. Macal nin carab ah @government baa somaali ku hadlay
 
BirtaanJabin

DalJecel the DhafoorQiiq
VIP
Raggu markay maal ku murmaan dumar baa kala saaro. @DalJecel waa laga diiday arimahiisa. Adiga oo ah suldaanka guud iyo gaar ahaan ba beesha somalispot waa lagu aqoonsanyahay waana lagaa dambeeyaa maanta kadib sxb. Hore inoo wad :fittytousand:

Sxb waad naga qosliisay kkkk. Meesha waa lagu lagdamay. Macal nin carab ah @government baa somaali ku hadlay
Aniga hadii layga diiday dee wadada waanka dagtay
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
:russ: Alla shukaansigan shidan. Idil inankan walaalkay maxaad u diidsantahay? Waa geesi geesi dhalay

Guurkiina guur kheyr kkk. Maad ku raacsantahay? Idil soo soco hadaba kkkkk

Wallahi usheeg @Idil-Beydaan ina adeerey is adkeynta kama ilbaxdidee mar uun soo calool dabac
:liberaltears:
 
War wallee, waxan dhalo ba weey uu dhamaatay. :kanyehmm: Ciyaar ciyaar baan uu haystay markaan hooyo mataal dadka ku maago. Ileen sida Night M Shyamalan moofie blot twist, ana luqada kari waayey ba.

.
.
.
.

Izzzzstandardization la'aan go'aan lugu ma gaari karo. Sidani si mahaa, qofwalba wuxu iska soo qoraya siidu u hadlo. Maxa saxsan iyo maxaa khaldan? Ana waxaan maleeynaya inu internetka Soomaaligey isku sii khalday.

Xeego, bog iyo baal waa kalmado anaan wiiligay maqlin :ohhh:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top