Somali speaking only thread

Status
Not open for further replies.

Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Dadku Luuqada Soomaaliga waa Luuqad Aan La gaari karin, Somaliduna wa dad aan la Xusikarin oo aan la muujin karin Nasabnimadood.

Waxan saas uu idhi , Garowe iyo Boocame saacad ayaa laysku gaara waana Lahjad duwanyihin

Soomaali qabil ayay lahjad uu qabsadan ayaan filaya hadan idhahdo waa been. Kan Kismayo Jooga oo Hartiyeed way ka kala duwan yihin gobolada asalkood ay kasoo jeedan laakin hadana qolada ay Kismayo kula noolyihin wayka lahjad duwanyihin maadama ay eryo eey leeyihin ay ku dhageen.

Soomaalidu Lahjad ahaan Reer Bari ilaa Hiiraan ilaa Gobolada Dollo iyo Shabelle (DDSI) waa isku lahjad iyo Gobolada NFD iyo Jubaland

Gobolooyinka Waqooyi ila Dhikhil iyo Jabuuti iyo Faafan iyo Sitti waa isku lahjad iyo DDSI badan kisiba.

Reer Koonfurna Ila Xamar waa isku Lahjad.

Anoo intaas idhi waaxan muujina Lahjad kasta lahjado ayaa sii samayo.
Kan bari jooga iyo kan hiiraan jooga way qaab duuwan yihin laakin wayska dhowyihin

Koonfuroo dhan xagee isku lahjad ka yihiin? Kuwa Xamar ku dhashay ayaanba is fahmeyn gobolada dhexe iskaba daaba! Ninka ku dhashay degmada Heliwaa iyo kan ku dhashay Xamarweyne wallahi inaanay is fahmayn sidee wax u waddaa adiga ninyahow?
 
BirtaanJabin

DalJecel the DhafoorQiiq
VIP
Koonfuroo dhan xagee isku lahjad ka yihiin? Kuwa Xamar ku dhashay ayaanba is fahmeyn gobolada dhexe iskaba daaba! Ninka ku dhashay degmada Heliwaa iyo kan ku dhashay Xamarweyne wallahi inaanay is fahmayn sidee wax u waddaa adiga ninyahow?
Walal soo maanan odhan Lahjadkasta Lahjado ayay sii leeyihin
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
My parents use to live in Baydhabo. When they want to talk private they always speak fast af may infront of us so I learned from them.

Faya faya idilay

Ma la faya?/ mala iska ficno?

: )

Nebed ki seew boqor/boqorad i am not sure if you are male or female Lol
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Qardho waa xagee :faysalwtf: Magaalada holland baan ka soo tahriibay, waadigii doonta nala saarnaa :siilaanyosmile:

Qardho waa degmo qurux badan inaan soo booqdo ayaan rabaa oo aan booweeyo
:siilaanyosmile:
 
Qardho waa xagee :faysalwtf:

:gucciwhat::birdman::draketf:

Bari, which is in Buntlan, situated in Somalia, which is located in East Africa... in the continent of Africa (on planet earth).

:kanyehmm: Wan ku garay, reer miiye Somalilan iska wareega baad tahay, soomaha?

Qardho maanta iigu horeeyso inaan maqlo. Waa masha allah haday maal qurxoon ee tahay
:ohlord::pacspit:

Magaalada holland baan ka soo tahriibay, waadigii doonta nala saarnaa :siilaanyosmile:

Touché :mjlaugh:

Marki labaad an tahriibo beey aheeyd :mjohreally: Kow iyo sagaashanki ban Jigjiga gaari ku gaaray markaan visa czechoslovakian ka dalbaday. Gaari raashiin qadaya baan ku dhex dhuuntay ilaa xuduudka Holan. Cag ban Arnhem AZC (Asielzoekerscentrum) ku gaaray iyo iska dhiibey
 
Waa Magaalada Boqoro ku dhaqan yihiin

Boqor? Naga daa ciyaarta :ohhh:

:gucciwhat::birdman::draketf:

Bari, which is in Buntlan, situated in Somalia, which is located in East Africa... in the continent of Africa (on planet earth).

:kanyehmm: Wan ku garay, reer miiye Somalilan iska wareega baad tahay, soomaha?

:ohlord::pacspit:

Touché :mjlaugh:

Marki labaad an tahriibo beey aheeyd :mjohreally: Kow iyo sagaashanki ban Jigjiga gaari ku gaaray markaan visa czechoslovakian ka dalbaday. Gaari raashiin qadaya baan ku dhex dhuuntay ilaa xuduudka Holan. Cag ban Arnhem AZC (Asielzoekerscentrum) ku gaaray iyo iska dhiibey

:russ:Reer miyiga ka qalee nooh . War aniga maxaa i baray tuulo kaste

Aar ninkan tahriib badanaa, :birdman:Kow iyo sagaashankiinka hadaad tahriibtay waxaan falayaa inaad ka weyntahay 27 jir oo afartiinka/kontonkii sii mareysid? Gaadhi raashin qaadayaa :chrisfreshhah: Dunnida oo dan waad soo aragtey sho :ulyin:

Da'dee baad isku dhiibtay arnhem?
 
27 kkkkkk, 27 wa caruur. labo iyo afartan ban abriil ku sii socda abay. Sadex iyo toban jir ban kuu soo galay Holand
 
Waryaaa/Naayaa ma gabar baad tahay mise nin...magacaan dumar buu iilaa eg-yahay?

Idil waa magac dumar wuxuuna la micna yahay "complete", idil waa gabar udhan ama u dhammaystiran dhinac walba, sida xagga muuqa iyo dabeecadda, aadaabta iyo socodka etc ... Waalidkeeda magac fiican ayay ula bexeen gabadhooda.

Waxaan ka baqayaa hadda Idil inay kasoo cararto kii nalaga tagay waa hore oo naga qaatay, markay amaantayda akhriso, illayn horaa loo yiri "caqli dumar oo fadhi nin(sheeko nin kale) kaaga dambeeyay, kaad ku ogayd ma ahan".
 
Gabadh reer waqooyi baad abaayo ugu wacday? Hablaha reer waqooyiga kama helaan maad inaga deysid. Dhareerka ayaa ka de'ay ayuu ku leeyahay kkkk. Waa haddala aad u jilicsan runtii.Raggu waxay ku fiican yihiin waqooyiga inay ku hadlan, dumarkana xamariga. Markaa aan ku barro waqooyiga, adigana xamariga i bar aan is wadaagnee kkkAboowe maalintaan yidhaahdo waa maalin aan dhintay :mahubowtf: Nin waxaan walaal ama ina adeer aan aheyn uguma yeedhaayo

Canab, Nin baa hore kuu caashay meeshaan oo waa la iiga kaa hormaray. Maxaan ku baraa ama aad I bartaa adiga?

Ma maqashay dugaaggii candhada ka cunay hasha geela, nirigtiina ka goostay faruurta, oo intuu farta ku fiiqay isagoo qoslaaya yiri:

"Maxay ka nuugtaa, Maxayse ku nuugtaa"

Mar haddii naasihi/candhadii la gooyay, faruuryihiina maqan yihiin, caano la dhammi karo ama la cabi karo ma jiraan sax?

Hal = She camel
Nirig = Baby Camel
Faruur/Bushimo = Lips
Dhammid/Cabitaan = Drink

Candho/Naaso = Breasts

:kendrickcry:
 
Status
Not open for further replies.
Top