Somali speaking only thread

Status
Not open for further replies.
Alla I just noticed you edited THE QUOTE OMG
:nahgirl::liberaltears:
Reer magaal
’”Waan ku sugi, wallahi waxaanba jili karnaa filimkii Boodhari iyo Hodan (Mohamad & Idil) laakin ah jaceyl guuleysta Masha Allah @Anab waxay ii noqon Xaaskeyga 1aad ilaahay ha isku keen daayo!”
Nooo way kkkkk
I’m doing that
Waryaaa/Naayaa ma gabar baad tahay mise nin...magacaan dumar buu iilaa eg-yahay?
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Alla I just noticed you edited THE QUOTE OMG
:nahgirl::liberaltears:
Reer magaal
’”Waan ku sugi, wallahi waxaanba jili karnaa filimkii Boodhari iyo Hodan (Mohamad & Idil) laakin ah jaceyl guuleysta Masha Allah @Anab waxay ii noqon Xaaskeyga 1aad ilaahay ha isku keen daayo!”
Nooo way kkkkk
I’m doing that

Waa loo dhashaa Reer Magaalnimada iska yeel yeel maaha ma garatay?
:obama:
 
kkkk
gabar aan ahay
adna?
ma hubtaa hadde meeshaan waa la isku cag-wareejiyaa...wiilal badan baa magacyo dumar la baxay badalkeedna gabdho baa magacyo rag ku qortay...sababta ma garan karo runtii?ku wareeray anigu

P.S: haddeer waxaan arkayay adoo gabar ku heysta haddana gabar baad ii sheeganaysaa
 
kkkkkkk
AYY WAA CEYTAMEE
GABAR MA I HEESANIN SAXIB
HADDA DHOW LEE SSPOT SOO GALAY
GABAR AAN AHAY HADDA RABTID HAA II AAMININ KKKK
:russ:
 
xaasha-lillaahi(ma fahmaysid baan umalayn) kuma caayayo...haye kusoo dhawoow SSPOT..Meel waalan weeye oo xumaan iyo samaan labadaba laga helo...laakiin ka degtoonow adigoo akhrinta threadska qaarkood adigoo badalan ka tagaysaa meeshan
Aanse ku su'aalee xaggee ku nooshahay huuno if u don't mind?
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
xaasha-lillaahi(ma fahmaysid baan umalayn) kuma caayayo...haye kusoo dhawoow SSPOT..Meel waalan weeye oo xumaan iyo samaan labadaba laga helo...laakiin ka degtoonow adigoo akhrinta threadska qaarkood adigoo badalan ka tagaysaa meeshan
Aanse ku su'aalee xaggee ku nooshahay huuno if u don't mind?

She lives in Birmingham the worst tuulo in Britain omg you better live in Xamar than Birmingham
 
xaasha-lillaahi(ma fahmaysid baan umalayn) kuma caayayo...haye kusoo dhawoow SSPOT..Meel waalan weeye oo xumaan iyo samaan labadaba laga helo...laakiin ka degtoonow adigoo akhrinta threadska qaarkood adigoo badalan ka tagaysaa meeshan
Aanse ku su'aalee xaggee ku nooshahay huuno if u don't mind?
kkkkk
xaasha lillahi waa kassa sxb
ingiriiska oo dhan baa dunida saddexaad ah baan maqlay?
@Idil-Beydaan huuno arrinkaas maxaa ka jira?
Ingriska oo dhan ma ahaan. Meesha ajanibta dhegen yihiin aa saas eh, xaffadeheena wa wasaq iyo ijram aa ka buuxo. Waxey cadaanku noo neceb yihiin aa qabna
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
kkkkk
xaasha lillahi waa kassa sxb

Ingriska oo dhan ma ahaan. Meesha ajanibta dhegen yihiin aa saas eh, xaffadeheena wa wasaq iyo ijram aa ka buuxo. Waxey cadaanku noo neceb yihiin aa qabna

Maogtahy haddii aan Tuuladeena tagno in cidna ku caynayn? wallahi Birmingham kasoo tagoo kaalay tuuladeydii yarayd aan ku geeyo!
 
kkkkk
xaasha lillahi waa kassa sxb

Ingriska oo dhan ma ahaan. Meesha ajanibta dhegen yihiin aa saas eh, xaffadeheena wa wasaq iyo ijram aa ka buuxo. Waxey cadaanku noo neceb yihiin aa qabna
caddaanka dhulkoodii baad ku heysataane sidee jacayl uga sugtaa..way yaryihiin kuwo kusoo dhaweynaya illeen adiguba haddaad wadankaagii hooyo(somalia ama meeshii aad ka timi) tagi lahayd ma aadan soo dhowayseen inay ajaanib kasoo buuxsanto oo kugu qabsadaan.
maynan ahayn saas?
 
waa runta wallahi.
waddanka aa baa u socdaa inshallah.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top