Puntland Agriculture and Food Production Thread

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Aqoonyahan Mohamed Abdihakim oo ku howlan beerista dhirta nacfiga u leh bulshada, runtii reer puntland waxa ka dhinna oo quraata beeraha, waxana aad uso badanaya dhalinyarada baranaysa beeraha ayago hammi ka leh in puntland ay cagaariyeen, gaarsiiyaana heer isku filnaansho cunteed.

Mohamed wuxu kamid yahay fooladka dhalinyaradaas hammigooda yahay Puntland ka dharagsan beeraha.

352108722_1234455327208642_6988961831914761778_n.jpg



I only wish they did this type of proto-typing in all STEM Fields so the nation call PL it's STEM HOMELAND.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Puntitequeen @FBIsomalia

Waxaa meel dhexe inoo maraya dhismaha Beeraha casriga ah (Green house).
Tirada : 2 Greenhouse
Cabirkoodu : 23M*40M
Deegaanka: Galkaio Mudug Puntland somalia
Shirkadda Adeegyada Beeraha ee Som Agricultural Solution waxay idiin kugu adeeggaysaa si hufan leh meel kasta oo aad Soomaaliya ka joogtaan.

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
#Beerta #Dawladda #Puntland
Mulkiilaha: Puntland State House
Anagoo ah Demo Commercial & Construction Company waxaa sharaf wayn noo ah inaan soo gabagabayno wajiga 1aad Ee mashruuca dhismaha, dhiraynta iyo Amaamudkii Beerta Dawladda Puntland oo uu fikirkeeda Lahaa Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni
Shirkadda Demo waxaa sharaf u ah in loo xusho in ay mashruucaan muga iyo miisaanka leh ay fuliso kalsooni intaas le,egna la siiyo.

Beertan Dawladda Puntland oo Cabkrkeedu yahay 1000*600 waxaa wajiga 1aad laga hirgaliyey, Fencing ama xayndaabkii Beerta, kaydadkii Biyaha, Guriyihii shaqaalaha, Xaruntii lagu xanaanayn lahaa dhirta Nursery, hal Greenhouse oo ay kasoo baxayso khudradda Madaxtooyada iyo in lagu abuuray Beerta 2,800 oo geed oo kala duwan oo isugu jira Geed mirood iyo dhirta harka iyo kaymaha.

Waxaa kaloo amaan iyo bogaadin mudan masuuliyiintii, engineeradii iyo dhamaan shaqaalihii shaqadaan qurux badan suurta galiyey.

Hadaba video gan Hoose kaga bogo muuqaalka Beerta wajiga 1aad.

#Demo CCC
Adress: Puntland Somalia
Telephone: 0907888889
Email: deemo114@gmail.com



 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Looks like Industrial scale farming is possible based on this arable-soil ready acreage. PL needs to zone-protect fertile and farming ready acreage, plus bit by bit set up drainage so the rains don't destroy farming harvest or produce with to much downpour and is made 'investment ready'.


DOOXADA NUGAAL
🌐
Between, Ayl and Garoowe !
πŸ‡ΈπŸ‡΄


πŸ‡ΈπŸ‡΄
πŸ’™

Waa wadada udhaxeeysa !
45 km flatten land ! Ku hoboon dhulbereed siiba Qamadiga lugu beero ! Abdinur Farah !

🌐
iL meel ay qabato waa flatland with Evergreen , waana dhul kuhaboon waraabka !

Dooxadaan waxeey ku fadhiida 124 km Squares waana Size mogadishu Double !
Plain land. GOBALADA PUNTLAND DHUL BEERO LAGA DHIGO WAXAA KU HOOBOON GOBALKA NUGAAL !

GOBALKA BARI WAA DHUL KALA SAREEYA MALAHA 100 KM FLATTEN AH !

GOBALKA MUDUG WAQOOYIGIISA AYAA KU HOBOON DHUL BEREED INTA KALE SEMI ARID

 

Trending

Top