Puntland Agriculture and Food Production Thread

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Degaanka Dharjaale

Dharjaale juquraafi ahaan waa magaalo kutaalla gobalka bari waxay dhinaca bari kaxigtaa magalada bosaaso waxayna u jirtaa qiyaastii 70km.

Dharjaale waxa la'asaasy xiligii lagu jiray gobanimo udirirka dadka somaaliyeedna ay iska dulqaadayeen isticmaarki talyaaniga iyo engriiska waxa ay saldhig uhayd iyo meel tallada lagu jejebiyo beeldaaje xaaji c/laahi iyo halgamaagii cornel cismaan saalax ,dharjaale waa magaalo jirsaty qarni iyo bar qiyaastii.

Dharjaale waxay noqotay mid maalinba maalita kadanbaysa kujirtay kobac waloow ay saamayn ku yeeshen xiliyadii burburkii dowladnimada somaaliya iyo dagaaladii sokeeye hasseyeeshe dadka deeganku waxay ahaayen dad marwalba udiyaarsan hadba xaalada lagu jiro sidaas darteed wxay sahashey in ay kobacdo maagalada dharjaale ,dhinacyada kala ah ,deegaamaynta ,iyo in ay magaaladu hesho adeegyada asaasiga u ah nolosha sida biyaha iyo dhamaan kabayaasha nololeed .

Dharjaale iminka waxa kasocda dardargelinta iyo in ay bulshada deeganku helaan beer ay kaga maarmayaan qudaarta ay Kasoo gadan jirèen magaaloyinkale ,taas bedalkeeda waxay door bideen in ay helaan waxay gacmahooda kula soobaxeen siday uheelaan dhaqaale iyo in ay u iibgeeyan wixii dheerad ka ah isticmaalka bulshada ku nool magalada dharjaale say uga helaan dhaqaale waxbadan kabedela horumarka deegaaneed iyo dad ahaaneed.

Fg: muhimada iyo nuxurku hadalkaygu waa dhul waynaha ilaahay mulki siiyey bini aadamka ay uga faa'idaystaan sida ugu wanaagsn ,meel walba oo bilicsn waxa isbedal ku sameeyey dad yar oo alle garansiiyey awoodooda iyo in bini adamku samayn karo isbedal dhinacyo badan taabanaya.


318134364_1649013852197650_855508129158805655_n.jpg


318301738_1649014002197635_4836484719436608344_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Galkacyo Industrial Farming. GUUL



No more pathetic 'southern farmers using manual methods and ancient technology'.

Machine based farming is the future
 

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Fast moving industry. Puntland is self sufficient in a lot of crops
 

Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
It's insane to think, PL which is a region people call dry, is actually exporting fruits and veg to the fertile south
 

Trending

Top