Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Lol@ @Knowles and @Reiko being tagged as last. How the mighty have fallen

Hase yeeshee waa sidey ingariiska yiraahdaan (this is a good topic). Maxaan ka hadalnaa?
Kkkkk listiga waxan kasoo guuriyay thread uu leeyahay @MSGA. Lkn Reiko iyo Knowles waa macalimiinta fasalka.
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Asc tolkayga, maanta waxan raba ina kahadlo arrimaha guud ee beesha barakeysan :wow1:
s

Siyaasada waan ka nasanaynaa caawa Inshallah. Arimaha bulshada ayaan kahadlaynaa
 
Status
Not open for further replies.
Top