Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Is there a place to learn Somali grammar and spelling? I'm so tired of having to say words out loud in Somali in order to understand them.

We all learned by reading out loud as we write like bunch of retards. There's only one way to learn Somali and that's the retard way.
 
@Reiko gabdhaha Soomaalida kunool Dibada in dhamaantood wadanka dib loogu Soo celiyo ayaan qabaa runtii.. kuwa suuban ee shaqaysanaya waa cadi lkn inta kuwaalatay meesha wa in lasoo wado all.
Aniga kuguma raacsani. Waayo gabdha dalka joog bey naga fadreynayan. Hilib quurmay hilib nadiif hadi lagu daaro soma quurma. Waxag iila tahay iin la qiimeya iin la badbaadin karo iiyo iin laga quusaday. Dhibatada gabdha dumarku waa hooyoyinkooda . Kul fiitna cinda geel waa hooyada.
Dumarku shey loo yaqanay qoyska bey la dagalsanyihin.
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Maxa loo celinaya? Gabadhaha baa manta wax iska soo saree, nimanka somalida waa losers.
Kuwa ku waashay Dibada ayaan celinaynaa.
Reiko, mawaxaad rabtaa in dumarkeena BANTu African kuciyaaaraan?!!
 

Guts

Bosaso iyo Bandar Siyada
VIP
Aniga kuguma raacsani. Waayo gabdha dalka joog bey naga fadreynayan. Hilib quurmay hilib nadiif hadi lagu daaro soma quurma. Waxag iila tahay iin la qiimeya iin la badbaadin karo iiyo iin laga quusaday. Dhibatada gabdha dumarku waa hooyoyinkooda . Kul fiitna cinda geel waa hooyada.
Dumarku shey loo yaqanay qoyska bey la dagalsanyihin.
Waa ruunta saxiib, gabdha qurbo joog ah waxay raban inay gabdhaha soomaaliya jooga inay dhaqanka ka xumeeyan
tenor.gif
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
Aniga kuguma raacsani. Waayo gabdha dalka joog bey naga fadreynayan. Hilib quurmay hilib nadiif hadi lagu daaro soma quurma. Waxag iila tahay iin la qiimeya iin la badbaadin karo iiyo iin laga quusaday. Dhibatada gabdha dumarku waa hooyoyinkooda . Kul fiitna cinda geel waa hooyada.
Dumarku shey loo yaqanay qoyska bey la dagalsanyihin.
Nagaha dhulkii jooga ayaka fadaaro ah. Social media beey Ka buxaan.

Wax kale noo sheeg
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top