Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Ina adeerayaalo isoo duceeya, naagaha la qabo ayan ka helaa, oo nimankooda inaan ka kaxeesto ayaan jeclahay.
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
@Reiko gabdhaha Soomaalida kunool Dibada in dhamaantood wadanka dib loogu Soo celiyo ayaan qabaa runtii.. kuwa suuban ee shaqaysanaya waa cadi lkn inta kuwaalatay meesha wa in lasoo wado all.
 

AIOPZ

Pan-Islamist
Is there a place to learn Somali grammar and spelling? I'm so tired of having to say words out loud in Somali in order to understand them.
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
@Reiko gabdhaha Soomaalida kunool Dibada in dhaantood qadanka dib loogu Soo celiyo ayaan qabaa runtii.. kuwa suuban ee shaqaysanaya waa cadi lkn inta kuwaalatay meesha was in lasoo wado all.
Aboow aboow. War so jilcii hadalka.

Madax xanuun baa Ka qadaay.

Afsomali adagaa.
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Aboow aboow. War so jilcii hadalka.

Madax xanuun baa Ka qadaay.

Afsomali adagaa.
Runtiii soomaaligaaga waa fiicanyahay. Lkn Sidee ufahmi wayday waxaaan Soo qoray?!!!

Gabdhaha Soomaalida in dib wadanka loogu celiyo ayay ubaahan yihiin ayaan dhahay.
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Is there a place to learn Somali grammar and spelling? I'm so tired of having to say words out loud in Somali in order to understand them.
Halkan kabaro Somali grammar (Naxwaha Soomaaliga). Isku day inaad Soomaali kuhadasho.
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
Runtiii soomaaligaaga waa fiicanyahay. Lkn Sidee ufahmi wayday waxaaan Soo qoray?!!!

Gabdhaha Soomaalida in dib wadanka loogu celiyo ayay ubaahan yihiin ayaan dhahay.
Maxa loo celinaya? Gabadhaha baa manta wax iska soo saree, nimanka somalida waa losers.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top