Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.
Aniga runtaan idiin sheegaa. Naag iyo nin qayn gaar ah oo muuqaal soomaaliyeed eh haddana aan ku hadli aqoon afka soomaaliga agtayda waa ka xoolo. Wallahi guur ma geeyaan noocaaasoo kale. Waa sheegato. Muxuu ku hadli markaad iska waran tiraa? Waa foolxumo aad u wayn.

Waan ka xumahay in qaraabo aan nahay kuwa noocaas oo kale ah.

PS: Xoolahaas inay ka qayb galaan qabiil topics waa in laga mamnuucaa.
 

kickz

Engineer of Qandala
SIYAASI
VIP
Aniga runtaan idiin sheegaa. Naag iyo nin qayn gaar ah oo muuqaal soomaaliyeed eh haddana aan ku hadli aqoon afka soomaaliga agtayda waa ka xoolo. Wallahi guur ma geeyaan noocaaasoo kale. Waa sheegato. Muxuu ku hadli markaad iska waran tiraa? Waa foolxumo aad u wayn.

Waan ka xumahay in qaraabo aan nahay kuwa noocaas oo kale ah.

PS: Xoolahaas inay ka qayb galaan qabiil topics waa in laga mamnuucaa.

Sheegato maxa ladahaa:mjkkk:
 
Sheegato maxa ladahaa:mjkkk:


Qofka sheegta waxaanu ahayn si dhamays tiran. Soomaali muuqaal kaliya malagu noqon karaa? Luqadda iyo dhalashada waxay wadaagaan hal magac. Qofka markuu yahay soomaali xagga dhalashada, waa lama huraan inuu afkana ku hadli karo. Labaatameeyadii sano ee nasoo dhaafay yaa La arkay umad ku leh soomaalaan nahay xarafna aan ka aqoon luqadda. Qaarkooda qabiil bay ka sheekeyaan iyo siyaasad meelaha shabakada onlineka iyagoon dhaqan soomaali fiican aan lahayn.

Qofka soomaali hadduu yahay, afsoomaaliga waa inuu yaqaan qasab. Haddii kale meel buu la'yahay ee ha iska aamuso.
 

Lostbox

「Immortal Sage」| Qabil-fluid
VIP
@Karim congrats on your plat

s9bPVaK.gif
 

Leila

Wanaag iyo Dhiig kar
Asc asxaabey hadaad ciyaal say walahi tahay sida ani camal like ii saar :mjcry:

Af somali sidoo la qoro si fiican ma kasaayo lakiin waan ku hadli kara.

Idinka af Somali sido la qoro halkee ka soo barteen iso sheeg fadlan
 

Nin-culus

Laandheer
runti af somaliga qoralkiis wa trial iyo error ma ifahantay

Anaa is barey af somaligu qoralkiisa aad bay uu sahlantahay ; oo hadu isku ka furfuro aad bu maskaxdada u barwaqeyn

as the famous somali poet @DEEMO_flyy said; and i quote:

in HiraanOnline article in the marfish times, qalanjo qor dheer oo qooro dheer sidato mala arkijirin ilayo masibo cusub transexual la yiraah oo waliba somali sheeganaayo la gu arkay xeebta toronto iyo mareykan agahiis.

- somali proverb
 

CaliTedesse

I ❤️ Islam & Aabo Kush. Anti-BBB Anti-Inbred
VIP
Waxaan rabaa gabadh futo weyn leh futadeeda daloolkiisa inaan ku afuufo iyo candhuuf ku tufo
 

Vanessa

Support interracial love 💕
VIP
@Karim congrats to your platinum post.
I wish I knew how to write af Somali I feel jelly right now y’all so good in af Somali
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top