Sidee looga bixi karaa xaalada cakiran ee Somalia?!
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Nio waxa iigu dambeyse dalka weliba qaasantan magala madax sanaag Ceerigaabo laba bilod ka hor. Alx waqtiga aad iyo aad bu uu dheereyna. Waxan damacsanahay iina reerkey ku noqoda bisha tobnad.@Suldaanka goorma kuugu danbaysay Somalia gaar ahaan deegaanka qoyskiina ee Sanaag?
iin dadka gaala raac la iiska qabto. iin dhalinyarda talada dalka loo dhiiba. iin dhaamateena islamka dhib loogu nooqda.Sidee looga bixi karaa xaalada cakiran ee Somalia?!
@Abdalla ninyahow rabshada Naga dhaaf kkkk
Ileen neefkan afsomali wuu yaqana, Walle anaga kacaan galnay.Asc tolkayga, maanta waxan raba ina kahadlo arrimaha guud ee beesha barakeysan![]()
sAsc tolkayga, maanta waxan raba ina kahadlo arrimaha guud ee beesha barakeysan![]()
Haye boowe, ma rabo ina meesha ka qaso kkkks
Siyaasada waan ka nasanaynaa caawa Inshallah. Arimaha bulshada ayaan kahadlaynaa
Mashallah.. Walle nin rag ba tahay.@Abdalla @Reiko @Suldaanka @Kingcobra
Dhibaatada gabdhaha Soomaalida kuhaysata qurbaha ayyaan kahadlaynaa inshallah.
@Reiko saaxiibtaa Knowles uyeer kkkkk