Madaxda Hay’adda PSF ayaa maanta mar kale ku celisay in aysan aqoonsanayn xilka qaadistii Madaxweyne Siciid Deni ku sameeyay Agaasimaha PSF Maxamuud Cismaan Cabdullaahi Diyaano.
War ka soo baxay PSF ayaa lagu sheegay in aysan waxba iska beddelin mowqifkii hay’addu kaga hortimid xilka qaadistii uu sameeyay Madaxweynaha Puntland.
Warkan ayaa ku soo beegmay saacado kooban kadib markii mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo uu kamid yahay wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan uu sheegay iney Boosaaso u imaadaan xil wareejinta hay’adda PSF balse aysan wali u hergelin.
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee PSF ee ka amar-qaadan Agaasimaha xilka qaadista lagu sameeyay ayaa dhagaha ka fureestay dalabyada ku aadan iney xilka wareejiyaan waxaana ay hadda wadaan dhaqdhaqyo culus oo qalqal ku abuuray Saciid Deni.
Wararkii ugu dambeeyay ee nasoo gaaraya ayaa sheegaya in Ciidanka PSF ee ku sugan Puntland gaar ahaan magaalada Boosaaso iney qoteen dhufeyso dagaal kaddib markii uu Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ciidankaas usoo magacaabay Agaasime Cusub.
Ciidamada PSF ayaa ah kuwa si aad ah u diyaarsan islamarkana loogu talagalaya la dagaalanka argagaixsasda iyo sugidda amniga Puntland waxaana muuqata in Saciid Deni uu doonayo inuu siyaasad u adeegsado taa ciidanka si isku mid ah ay uga soo hor jeesteen.
Dhanka kale ciidamadan waxaa taageera dhamaan shacabka reer Puntland iyadoo laga cabsi qabo iney duulaan ku qaadaan madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo afaarahooda soo galay.
 
					
				Deg Deg: Ciidamada PSF oo dhufeyso qotay, cabsi soo wajahday Saciid Deni iyo xaalad culus oo ka taagan Boosaaso - Somali News Leader
Madaxda Hay’adda PSF ayaa maanta mar kale ku celisay in aysan aqoonsanayn xilka qaadistii Madaxweyne Siciid Deni ku sameeyay Agaasimaha PSF Maxamuud Cismaan Cabdullaahi Diyaano. War ka soo baxay PSF ayaa lagu sheegay in aysan waxba iska beddelin mowqifkii hay’addu kaga hortimid xilka qaadistii...
				
					
						
					
					www.warqaad.info
				
			 Horta Why is @DR OSMAN hiding and not reporting on this conflict in Puntland like he did with his terrorists aswj in Galmudug?
 Horta Why is @DR OSMAN hiding and not reporting on this conflict in Puntland like he did with his terrorists aswj in Galmudug?@cow @TekNiKo @Galmudug-State @Mckenzie @Galool @Waaqmasho
 
				 
 
		 
 
		
 
 
		 .
.
 
 
		
 
 
		 
 
		 Where is Deni bringing this strength from? Only difference between Deni and them was they were smart. They didn't want to cause war and make puntland citizens suffer. Like I said, puntland residents facing war on top of the current drought and poverty isn't important to him. People fleeing and property destroyed isn't important. What's important is that he steals the Bosaso seats no matter what and tries to become the president of Somalia. It would be funny after he put Puntland through all of this he doesn't become president.
Where is Deni bringing this strength from? Only difference between Deni and them was they were smart. They didn't want to cause war and make puntland citizens suffer. Like I said, puntland residents facing war on top of the current drought and poverty isn't important to him. People fleeing and property destroyed isn't important. What's important is that he steals the Bosaso seats no matter what and tries to become the president of Somalia. It would be funny after he put Puntland through all of this he doesn't become president. It was being used. The problem was it's value depreciated because Deni printed more money. Even if Deni paid government salaries with dollars, he shouldn't have banned the shilling.
 It was being used. The problem was it's value depreciated because Deni printed more money. Even if Deni paid government salaries with dollars, he shouldn't have banned the shilling.  
 
		 
 
 
 
		 
 
		 
 
		 
 
		