ZodiaK

VIP
1682847571061.png



1682847509671.png
 

ZodiaK

VIP
Hargeisa halyeygeedii ayay heshay Mayir Mooge,

Degmadii Maxamuud Haybe oo laga hirgaliyay dhismahan Casriga ah, iyadana Dhawaan ayaanu Xadhiga ka jaraynaa.

Waa Degmadii 3aad ee yeelata Xarun Casri ah oo loogu shaqayn karo Dadka Cashuur Bixiyayaasha ah.

Waxa Hadda Dhismayaasheedu socdaan Degmooyinka Axmed dhagax iyo Macalin Haaruun oo iyagana laga Hirgaliyay dhismayaal Casri ah oo dabaqyo ah.

DAWLADA HOODE EE CAASIMADA HARGEISA

1683445757758.png
 

Trending

Top