Sultan
I am the Sultan
Ninka dhulbahante ee ka barbar dagaalamya Wiilka isaaq Tolow Ma dagaalkan ayuusanba Fahan saneen, Ma Xaga Maskaxda. Ma Nin Falanbaa oo La Badalayba, Arrimo badan ayaa Kugu soo Dhacaaya Markaad aragto Dhaawac iyo Dhimasho Dhulbahante La safan Jeegaanta.
Muxuu doonaya Wiilka Habar Jeclo. Sacad muuse, Ciise Muuse. Ee Ku Dhimanaaya dagaalka Tukaraq isagoo u dhashay Gabilay Hargeisa Burco,?
Wiilka Somaliland ama Jeegaanta Ee Ku dhimanaaya Tukaraq waxaa uu Doonaya in Uu Ku Dhinto Dhul ayaan qabsaday OO magac iyo maamusba u leh in uu ku dhinto Haykal dawladnimo ayaan wata adigana sandulaa ku tahay oo gumaysi iyo Taariikh ayuu doonaya in uu ku dhinto uguna dhimanaya tukaraq isagoo biya dhiciisu yahay Waxaan haysa Dhul aan xoog ku qabsaday,
Hadaba Kan Lasafan Ee Dhulbahnate muxuu ku dhintay?

You don't have permission to view the spoiler content.
Log in or register now.