The End of Khayre and Nabad & Nolol.

Farmaajo walahi waa bila naxriis:russ:


Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyey xil ka qaadistii Kheyre


Muqdisho ( Caasimadda Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa aqbalay go’aanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ay kalsoonida uga laabteen Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Madaxweynaha ayaa sheegay in midnimada hay’addaha Dastuuriga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan marxaladda dalku jiro, balse gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah, tixgelinayana awoodda Dastuuriga ah ee Golaha Shacabka, wuxuu aqbalay go’aanka Golaha Shacabka.

Halkaan hoose ka akhriso war saxaafadeedka kasoo baxay Madaxtooyada”:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo gaartay go’aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumadda Ra’iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre.


Madaxweynuhu wuxuu muhiim u arkayay midnimada hay’addaha Dastuuriga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan marxaladda aan ku jirno, balse asagoo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah, tixgelinayana awoodda Dastuuriga ah ee Golaha Shacabka, wuxuu aqbalay go’aanka Golaha Shacabka.

“Kala fogaanshaha Xukuumadda iyo hay’adda sharci dejinta waa mid wiiqeysa horumarkii la sameeyay, si taas loo daba qabtana waxaan go’aansaday inaan tixgeliyo codka Golaha Shacabka oo ah hay’adda aasaaska u ah qarannimadeenna.”
Madaxweyne Farmaajo wuxuu si degdeg ah usoo magacaabayaa Ra’iisul Wasaare soo dhisa xukuumad dalkan ka saarta marxaladdan kala guurka ah, siina xoojisa adeegyada bulsho ee dalka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda wuxuu uga mahadcelinayaa Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre hawlkarnimadii uu muujiyay muddadii uu xilkan hayay iyo wadashaqeyntii wanaagsanayd ee uu la lahaa hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, isaga oo u rajeeynaya horumar iyo mustaqbal wanaagsan.
 

Jiron

wanaag
NABADOON
VIP
I think he purposely makes people underestimate him while being two steps ahead of everyone. He is a shrewd politician and will find a way to survive :)
 
Farmaajo nin balaayo la amuusan. He has proven to have a firm grip on the parliament.

now the question is will farmaajo come out as a political master stroke or will he be on the losing end after all dust settles?.

people have been misled by the quietness of farmaajo and taken it as a political novice but it seems he knows what he is doing.

he is a political mastermind, farmaajo was probably planning from 2011 to 2016 in a dark room. i wont be surprised if farmaajo wrote mein kampf during those wilderness years
 
he is a political mastermind, farmaajo was probably planning from 2011 to 2016 in a dark room. i wont be surprised if farmaajo wrote mein kampf during those wilderness years
The end result will determine if indeed he is political mastermind or he is just taking a gamble... one thing is for sure though is counting on a strong political backing wherever it is coming from
 
1595682687136.png


:damn: ..............



1595682706942.png
:deadmanny: :dead1: :deadrose: :dead:

Kuwaiti Nigga is Crying Hard, farmaajo betrayed him.
 

Trending

Top