Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.
kuwan luuqadii wasaya ma waxay moodayaan in af soomaali ku hadlayaan?

awoogiin isha ka wasa war joojiya luuqada wanaagsan ood ka zinaysanaysaan.

tii @sophisticate baa aad ogu baahan in af soomaali la baro.

soo qabta. xitaa ma odhan karto gudubiirse miskiinta. waa cadaan caadi ah.
 
Qoraalada la is dhaafsaday waxaa ku cad in badan oo furinta "Politics section" ka dagaalama inaysan xitaa afkii soomaaliga akhrin karin iskaba daa inay ku qoraan :ftw9nwa::ftw9nwa:

Cimrigaagoo raaga geel dhalayuu ku tusaa horaa loo yiri


@Karim Ninyahow hambalyo, 35 bogg :damedamn:
 
:chrisfreshhah::drakelaugh:

Miyaad hubta? Wiilka wuxu yidhi reerkiisa ayaa Qandala degaa, markaasna Waa Reer Bari asal ah.

Adeer gacaliye reerkiisu way degaan Qandala laakin asagu wuu koonfuroobaye nagama uu tirsana markay luuqad iyo lahjad noqoto kkkkkkkkkkkkkkkk


@kickz Waryaa lahjadayada waa inaad barataa :ufdup:
 
Last edited:

kickz

Engineer of Qandala
SIYAASI
VIP
Adeer gacaliye reerkiisu way degaan Qandala laakin isaguu wuu koonfuroobaye nagama uu tirsana markay luuqad iyo lahjad noqoto kkkkkkkkkkkkkkkk


@kickz Waryaa lahjadayada waa inaad barataa :ufdup:

Lahja cusub baan baraa, dadkaynaa Qandala jooga:mjhaps:
 
I don't know about everyone else in this site, but I wasn't taught how to write it, I kind of just started typing away.

What helped was I made sure to understand the Somali alphabet, then when it was appropriate to use the long and short vowels (intuitive) and I sometimes (rarely) read Somali news articles to get an understanding of how written Somali looked like.

When I started typing, I just typed the way I would say it.

I think I've got the hang of it now, just need to spend some time back home to increase my vocab and become a better speaker, insha'Allah.

Plus if you mess up on a site like this, @Dalmoor will come in and correct you. That'll defo keep you on your toes.
:chrisfreshhah::drakelaugh:
I'll learn too inshaAllah
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top