Hadalkaaygi wa kaheshee,
Lumberkayga maku siiya![]()
I just like your af sujuu. It’s funny
He asked you how old you are.
Lambarkeeyga*
Sounds like he is the one speaking Af Sijuu
Cayda maxa waye. Afsomali nagu cay, hadi kale ciyaarta meesha Ka daa, boowe.
queen of bari kulahaMa sidaan baad reer bari ku tahay![]()
Ununka Bari iska leh...queen of bari kulahaqoftan waa queen of banadiir
kkkk @kickz wuxuu ka yimid Muqdisho waa reer koonfureed, Qandala hanaga cayin waryaa![]()
Miyaad hubta? Wiilka wuxu yidhi reerkiisa ayaa Qandala degaa, markaasna Waa Reer Bari asal ah.
Miyaad hubta? Wiilka wuxu yidhi reerkiisa ayaa Qandala degaa, markaasna Waa Reer Bari asal ah.
Adeer gacaliye reerkiisu way degaan Qandala laakin isaguu wuu koonfuroobaye nagama uu tirsana markay luuqad iyo lahjad noqoto kkkkkkkkkkkkkkkk
@kickz Waryaa lahjadayada waa inaad barataa![]()
I'll learn too inshaAllahI don't know about everyone else in this site, but I wasn't taught how to write it, I kind of just started typing away.
What helped was I made sure to understand the Somali alphabet, then when it was appropriate to use the long and short vowels (intuitive) and I sometimes (rarely) read Somali news articles to get an understanding of how written Somali looked like.
When I started typing, I just typed the way I would say it.
I think I've got the hang of it now, just need to spend some time back home to increase my vocab and become a better speaker, insha'Allah.
Plus if you mess up on a site like this, @Dalmoor will come in and correct you. That'll defo keep you on your toes.
![]()