Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Qoraalada la is dhaafsaday waxaa ku cad in badan oo furinta "Politics section" ka dagaalama inaysan xitaa afkii soomaaliga akhrin karin iskaba daa inay ku qoraan :ftw9nwa::ftw9nwa:

Cimrigaagoo raaga geel dhalayuu ku tusaa horaa loo yiri


@Karim Ninyahow hambalyo, 35 bogg :damedamn:
Shukran ustaad mahadsanid :salute:
 
Status
Not open for further replies.
Top