Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.

Dalmoor

Hiatus✅ 1/18/21- ?
VIP
Ma adiga ba chiraq deegan mise @Dalmoor
Haa. :mjlol:

Waa la igaade sxb:damn::damn: Saacada hal mar ayee iskubadashe 3. Sideed saac dhan waa laga boode. Marka aan fiiri dhahabo, sagaal saac waaye. Yaab:gucciwhat:



It's March Sun 10, so it's when the daylight saving time begins. I was confused for a sec when you told me seexda waa xili xun. I was like it's not 2 o'clock yet, but then the clock confused the shit outta me. :liberaltears:
 
@Crow I heard you're from Brampton, could you try this thread out? Give slandering me in the politics section a rest.

@Karim Bal tan yari fiiri, Habeen iyo maalin qaybta siyaasada ayay ku jirtaa/xidhantahay, maantana af ingriisi meeshaan ayay noo soo keentay.

Naa meeshaan waxay tahay meel luqadaada uun ku hadli kartid. Dis is Boqol Bercentin Soomaali Zone.

Naag nool iska dhig iyo kaalay af-soomaaliga noo gabay.

Dz90_2kWsAEPxZh.jpeg


Intaad Crow isku mashquulinaysid, waxaad af ingriisiga ku soo qortay, af Soomaali Ku soo qor, gaarahaan Af-Dayniile ayaan doonaya in aan maqlo. Kalmadaha "Baayo", "Fiiri", iyo "nooh" miyaad isticmaasha?

Tu kale, Sida khayre miyaad uu hadashaa?

:p:farmajoyaab:
 
Haa. :mjlol:

Waa la igaade sxb:damn::damn: Saacada hal mar ayee iskubadashe 3. Sideed saac dhan waa laga boode. Marka aan fiiri dhahabo, sagaal saac waaye. Yaab:gucciwhat:



It's March Sun 10, so it's when the daylight saving time begins. I was confused for a sec when you told me seexda waa xili xun. I was like it's not 2 o'clock yet, but then the clock confused the shit outta me. :liberaltears:
Ileen waa DS. Maba oogeyn. Waqtiga baan arkay oo sii cagacageyneysa 4 .
 
@Karim Bal tan yari fiiri, Habeen iyo maalin qaybta siyaasada ayay ku jirtaa/xidhantahay, maantana af ingriisi meeshaan ayay noo soo keentay.

Naa meeshaan waxay tahay meel luqadaada uun ku hadli kartid. Dis is Boqol Bercentin Soomaali Zone.

Naag nool iska dhig iyo kaalay af-soomaaliga noo gabay.

View attachment 68084

Intaad Crow isku mashquulinaysid, waxaad af ingriisiga ku soo qortay, af Soomaali Ku soo qor, gaarahaan Af-Dayniile ayaan doonaya in aan maqlo. Kalmadaha "Baayo", "Fiiri", iyo "nooh" miyaad isticmaasha?

Tu kale, Sida khayre miyaad uu hadashaa?

:p:farmajoyaab:
:francis:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top