Boowe waan ka deergay. Reer bari iyo kallun maxa dhib kala haystaayaamahaan meesha wexeyba noqotay shukaansi orgy. Tolow ma kalluunka baa la badsadey kkk
Boowe waan ka deergay. Reer bari iyo kallun maxa dhib kala haystaayaamahaan meesha wexeyba noqotay shukaansi orgy. Tolow ma kalluunka baa la badsadey kkk
Haa.Ma adiga ba chiraq deegan mise @Dalmoor
@AussieHustler waa ciyaartoy weyn runtii. Waa xariif kaqaraabta dumarka rajo la'aanta ah, kuwa neceb raga, kuwa gaaladaa kkkk waxaas dhan asagaa macalin u ah. Lolayaamahaan meesha wexeyba noqotay shukaansi orgy. Tolow ma kalluunka baa la badsadey kkk
@Crow I heard you're from Brampton, could you try this thread out? Give slandering me in the politics section a rest.
Khasaaro
War waxa laga yaaba iina iidin soo gaara iisbuucan. Ka waran meel aan seexada ma heela dhowr ciisha
Baayo, dumar ma xoolo la iibiyaa?
Shaaha aan ku dul shukaan sanno ka badan ma anaa kaa bixiyo?
View attachment 68085
Ileen waa DS. Maba oogeyn. Waqtiga baan arkay oo sii cagacageyneysa 4 .Haa.
Waa la igaade sxbSaacada hal mar ayee iskubadashe 3. Sideed saac dhan waa laga boode. Marka aan fiiri dhahabo, sagaal saac waaye. Yaab
It's March Sun 10, so it's when the daylight saving time begins. I was confused for a sec when you told me seexda waa xili xun. I was like it's not 2 o'clock yet, but then the clock confused the shit outta me.![]()
Dumarkeennuu ku ciyaarayaa show. Markaanay ag joogin buu nafisaa oo ku hadlaa ra'yigiisii runta aheyd.@AussieHustler waa ciyaartoy weyn runtii. Waa xariif kaqaraabta dumarka rajo la'aanta ah, kuwa neceb raga, kuwa gaaladaa kkkk waxaas dhan asagaa macalin u ah. Lol
Shaax la cuni inteed ku aragate? Ha isoo ag marinShaah haga cun.bax warya gaajo
![]()
Shaaha waa lacabaaShaah haga cun.bax warya gaajo
![]()
AdiganaAdiga neh
Happy now![]()
Shaax la cuni inteed ku argate? Ha isoo ag marin![]()
Hortu hablaha ciise maxey gudigood wax yaryar oo cascas u yihiin. Waxaa la moodaa ari yanyan, ma saas baa la tihiin 'ciise riyoole' kkkShaaha waa lacabaa![]()
Shaax la cuni inteed ku argate? Ha isoo ag marin![]()
Wax kasto kkk
Warya libaax ragoodana ku daar waa dad wada gaabanHortu hablaha ciise maxey gudigood wax yaryar oo cascas u yihiin. Waxaa la moodaa ari yanyan, ma saas baa la tihiin 'ciise riyoole' kkk
@Karim Bal tan yari fiiri, Habeen iyo maalin qaybta siyaasada ayay ku jirtaa/xidhantahay, maantana af ingriisi meeshaan ayay noo soo keentay.
Naa meeshaan waxay tahay meel luqadaada uun ku hadli kartid. Dis is Boqol Bercentin Soomaali Zone.
Naag nool iska dhig iyo kaalay af-soomaaliga noo gabay.
View attachment 68084
Intaad Crow isku mashquulinaysid, waxaad af ingriisiga ku soo qortay, af Soomaali Ku soo qor, gaarahaan Af-Dayniile ayaan doonaya in aan maqlo. Kalmadaha "Baayo", "Fiiri", iyo "nooh" miyaad isticmaasha?
Tu kale, Sida khayre miyaad uu hadashaa?
![]()
Hortu hablaha ciise maxey gudigood wax yaryar oo cascas u yihiin. Waxaa la moodaa ari yanyan, ma saas baa la tihiin 'ciise riyoole' kkk