Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
tenor.gif
 
Kuwa ku waashay Dibada ayaan celinaynaa.
Reiko, mawaxaad rabtaa in dumarkeena BANTu African kuciyaaaraan?!!

Kuwa qurbaha ku waashay, maxaad uu celinaysa? Ma waxaad dooneysaa in aad hablaha gudaha joogo in aad naga xumaysid.

Hablaha qurbaha joogo, waxay haysadaan fikir gaal ah, oo "Feminist"i ah. Hablaha gudaha joogo ayay maskaxda ka waalilahaayeen, deeh waxaas wax la rabo ma ahaa.

Laakiin hadaad doonaysid in aad Dhulkeena Hooyo Ku celisid, waxaan odhan lahaa, "border iskool" ha loo dhiso. Gaarahaan, waxaad ka dhisilahayd miyiga/baadiyaha.Meeshaas uun baan ku tuuri lahaa. Qoysaskooda sadex jeer uun bay arkikaraan sanadka oo dhan, ilaa ay soo fiicnaadaan.

:chrisfreshhah::drakelaugh::pachah1:
 
Sax college weyn oo 10 kun kabadan qaadi Kara was inaan udhisno oo aan dhaqan celin rasmi ah loo sameeyo.
 
:lolbron:
 
Aniga iyo ninkan baa iisku fikir aha. Waan saan hore uu so sheegay. Hilib quurmay buu raba inuu hilib nadiif ku dhex qaaso
 
Sax college weyn oo 10 kun kabadan qaadi Kara was inaan udhisno oo aan dhaqan celin rasmi ah loo sameeyo.

Sax sax.

Hadaad waxaas oo dhan soo akhrisay, like ii saar boowe.

Intiina kale, hadaad afkiina Hooyo jeceshihiin, deeh likega ii saar, Illaahay ha idin barakeeyo.

:chrisfreshhah::drakelaugh::lolbron:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top