You gay?aniga kelig gay aya bartay
![]()

You gay?aniga kelig gay aya bartay
![]()
@HalimaJ maad nagu so biirtid qolkan
You gay?![]()
Haye waxba dib maleh. Lakiin naagu barbaro. iimisa sac bey ku tahay haadeerAf Somaligayga qooritanka ma fiicno.
Kuwa ku waashay Dibada ayaan celinaynaa.
Reiko, mawaxaad rabtaa in dumarkeena BANTu African kuciyaaaraan?!!
She's a yardie. Sidee ey afsomali kugu hadli maba garaneyso?. Jeeyda udanbeyso waa Jamaican. Magaceeda dhan waa Half Jamaican, waxey kubadashe halima, because gabdhaha somaalida ayaa ugu badan magacaasi.@HalimaJ maad nagu so biirtid qolkan
@Karim
Ninkaasi was qac, lix riyo u eg, mid dumar ah ayaa dhaantaa, haddeer buu na leeyahay Shan baaldi biyo ah ayaan ku meeydhan jirey. Eebbe caafimaad ha siiyo suldaanka.
Sax college weyn oo 10 kun kabadan qaadi Kara was inaan udhisno oo aan dhaqan celin rasmi ah loo sameeyo.Kuwa qurbaha ku waashay, maxaad uu celinaysa? Ma waxaad dooneysaa in aad hablaha gudaha joogo in aad naga xumaysid.
Hablaha qurbaha joogo, waxay haysadaan fikir gaal ah, oo "Feminist"i ah. Hablaha gudaha joogo ayay maskaxda ka waalilahaayeen, deeh waxaas wax la rabo ma ahaa.
Laakiin hadaad doonaysid in aad Dhulkeena Hooyo Ku celisid, waxaan odhan lahaa, "border iskool" ha loo dhiso. Gaarahaan, waxaad ka dhisilahayd miyiga/baadiyaha.Meeshaas uun baan ku tuuri lahaa. Qoysaskooda sadex jeer uun bay arkikaraan sanadka oo dhan, ilaa ay soo fiicnaadaan.
![]()
Kuwa qurbaha ku waashay, maxaad uu celinaysa? Ma waxaad dooneysaa in aad hablaha gudaha joogo in aad naga xumaysid.
Hablaha qurbaha joogo, waxay haysadaan fikir gaal ah, oo "Feminist"i ah. Hablaha gudaha joogo ayay maskaxda ka waalilahaayeen, deeh waxaas wax la rabo ma ahaa.
Laakiin hadaad doonaysid in aad Dhulkeena Hooyo Ku celisid, waxaan odhan lahaa, "border iskool" ha loo dhiso. Gaarahaan, waxaad ka dhisilahayd miyiga/baadiyaha.Meeshaas uun baan ku tuuri lahaa. Qoysaskooda sadex jeer uun bay arkikaraan sanadka oo dhan, ilaa ay soo fiicnaadaan.
![]()
Aniga iyo ninkan baa iisku fikir aha. Waan saan hore uu so sheegay. Hilib quurmay buu raba inuu hilib nadiif ku dhex qaasoKuwa qurbaha ku waashay, maxaad uu celinaysa? Ma waxaad dooneysaa in aad hablaha gudaha joogo in aad naga xumaysid.
Hablaha qurbaha joogo, waxay haysadaan fikir gaal ah, oo "Feminist"i ah. Hablaha gudaha joogo ayay maskaxda ka waalilahaayeen, deeh waxaas wax la rabo ma ahaa.
Laakiin hadaad doonaysid in aad Dhulkeena Hooyo Ku celisid, waxaan odhan lahaa, "border iskool" ha loo dhiso. Gaarahaan, waxaad ka dhisilahayd miyiga/baadiyaha.Meeshaas uun baan ku tuuri lahaa. Qoysaskooda sadex jeer uun bay arkikaraan sanadka oo dhan, ilaa ay soo fiicnaadaan.
![]()
Qof fiican aan ku maleen jiray, maxaa ka qaldan, mid dumar ah ayaa dhaanta maxaa waaye.@Karim
Ninkaasi was qac, lix riyo u eg, mid dumar ah ayaa dhaantaa, haddeer buu na leeyahay Shan baaldi biyo ah ayaan ku meeydhan jirey. Eebbe caafimaad ha siiyo suldaanka.
G wa mid keliya. Hadlka ha kala gooyninAf somali so baro. kelig gay means by myself..istubidh![]()
Qoraalka iska saxAf somali so baro. kelig gay means by myself..istubidh![]()
Naa @HalimaJ wuxuu sheegaya ninkaan maxa ka jiira.She's a yardie. Sidee ey afsomali kugu hadli maba garaneyso?. Jeeyda udanbeyso waa Jamaican. Magaceeda dhan waa Half Jamaican, waxey kubadashe halima, because gabdhaha somaalida ayaa ugu badan magacaasi.![]()
Sax college weyn oo 10 kun kabadan qaadi Kara was inaan udhisno oo aan dhaqan celin rasmi ah loo sameeyo.
Ha afxumeyn soddoh dey waryaaleesh?
kasss umaak, ya kalb![]()