Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.
Abadan. Waxaan ahay shacab wali maskaxda laga guumeeysto. Hiil baan reer somalia ka baahanahay

:tocry:
Anfarta mooye kuwa kale Somalia asal ayeey ku hadlaan. Course af Somalia in labaraa umaleeynayaa, badankood weey garanayaa af Somaliga, intee ka barteen.
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Anfarta mooye kuwa kale Somalia asal ayeey ku hadlaan. Course af Somalia in labaraa umaleeynayaa, badankood weey garanayaa af Somaliga, intee ka barteen.
Way ku hadlaan lkn ma qori karaan.
 
Anfarta mooye kuwa kale Somalia asal ayeey ku hadlaan. Course af Somalia in labaraa umaleeynayaa, badankood weey garanayaa af Somaliga, intee ka barteen.
Reer Jabutiyanka markaad Waqooyiga joogtid waxa loo yaqana nimkii luuqada kawanka geye. Afsomaliga wey baabasheen. Waxba kama haarin
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Hadalka inteey ka barteen hadeey eey qori Karin.
Waaridkood. Lkn schools ka waxaa lagu bartaa Fransiis iyo Arabic. Magaranayo inay Soomaali qoraalkiisa la baro iyo inkale.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top