Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.
Awoogiin la guub buu ooran jiiray adeerkey. Midkaan la yiirada @Ferrari oo iis mooday iinu dadka ka fiicanyahay waa dhaqaan biis.
Adeer weliga caarad maadaan arkiin markaas buu ku faanaya wax uusan arkiin . Cajiib.
 

Dalmoor

Hiatus✅ 1/18/21- ?
VIP
Xitaa la iima xuusin miyaa. Ninkii dhaama oo sheekada kala kiiciyey @Karim .
:kodaksmiley:
20190311_004531.jpg


:reallymaury::reallymaury: Haye bal kafaale/kawaran hadda?



I didn't write this
 
Qoraalada la is dhaafsaday waxaa ku cad in badan oo furinta "Politics section" ka dagaalama inaysan xitaa afkii soomaaliga akhrin karin iskaba daa inay ku qoraan :ftw9nwa::ftw9nwa:

Cimrigaagoo raaga geel dhalayuu ku tusaa horaa loo yiri


@Karim Ninyahow hambalyo, 35 bogg :damedamn:
Geela wa uu dhalaa ee waxaad jeeddaa ratti.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top