Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.
Sadeex xidigle waligay baan aha.

hqdefault.jpg

Koley adeerka baad tageeri, anna adeerkey martin baan la saftey oo maanta soomaaliya oo dhan madaxweeyne ka noqdey isagu oo cidna la tashan geesigaas
 

Bohol

VIP
O kalay adiga maxa ku baraay islamaha Mankato, maa shunkaasikagi halkaas bu gaarey? Sheeko cusub.

islaamaha garoobka ah way shidanyihin wiil asaxab nahay ba ii baray ayaan hore qarkood sas ba ku bartay kuwa degan Mankato.
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
islaamaha garoobka ah way shidanyihin wiil asaxab nahay ba ii baray ayaan hore qarkood sas ba ku bartay kuwa degan Mankato.
Been badana odayga, garoob maa baa degaana mankaato. Ama kawada Minneapolis, meshaas baa garoob Ka buxaan.
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
meelkasta way joogan garoob. Nagaaha somaaliida furitanka ku badan, waxad arkaysa miid 19 jirta oo hadana garoob ah :lol: .
Walle Waa Sheeko walaan, Haye adeer maa garoobka Ka qarabata? Lacag maa sii saas mise broke adeer baa tahay.
 

Bohol

VIP
Walle Waa Sheeko walaan, Haye adeer maa garoobka Ka qarabata? Lacag maa sii saas mise broke adeer baa tahay.


naagaha garoobka ah lacag uu gar ah bay leyihin uma bahna ina lacag siiyo. Waxay ku ficaanyihin ina siidi ceelka uun laga dansado madama barwaaqo yihin.
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
naagaha garoobka ah lacag uu gar ah bay leyihin uma bahna ina lacag siiyo. Waxay ku ficaanyihin ina siidi ceelka uun laga dansado madama barwaaqo yihin.
Maxa ka dansane adiga ba u bahaan Ina diaper laga badalo adeer.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top