Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.
Adeer ninki hal degmo lagu haysto ayaa ninki shan gobol dega la doodi raba

Hadana wuxuu ku adkeysanaya inu landheere yahay ,,,Adeer soomaalidu waxey tidhahda : Beeni raad ma leh
??? Degmo. Shan Gobol??? Adeer hadalka ii jiliic nooh. Weliga ma arkiin miya Warsangali deegan kiismayo iyo juuboyinka. Ma maqlin miya Warsangali reer bari aha. Warsangali iisku lehjad ma ahan. Kuwa iisku jiira Ceelayo iyo Bosaso oo 14km baa kala lehjada ah. Waqooyi iyo Bari.
Adiga iyo dadka waa iisku wada mid
 
Kismaayo maanta hadaad sheegatay koley birotoole hargeysa ayaa ku xigta inadeer
 
Is not iis
Odhan/oran not ooran
Jiray not jiiray/jiidhay which is to cross.

Iga baydh adeer waayeel gab ah baad tahaye.

Loooool that's just how he types. He's like Teeri, he chops up the Somali/English laakiin he makes you don't the work to understand what was written. It's jokes.

:chrisfreshhah::drakelaugh:

@Suldaanka sxb, he's basically saying get your spelling correct then come back to me.
 
@Knowles
@CaliSomali
@Basra
@sophisticate
35462488-blind-man-walking-on-sidewalk-holding-stick-wearing-armband.jpg
 
Status
Not open for further replies.
Top