Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.
Nagaha dhulkii jooga ayaka fadaaro ah. Social media beey Ka buxaan.

Wax kale noo sheeg
Sida aad aamisantahay ma ahan. Aniga aya ka xoogoogal badan. Quurbaha waad ku khassarteen. Hooyoyinkiin baa saa iidin galay inta ay ku fikirayeen gabdheen wax ha iino so baratan. Ka daro dhibi daal baad nooqoteen. Meesha taagtid naag qaawaan oo somali ku sheeg baad arkeysa. Meeshi dhaqan iino aheyd iin gabdha aad iyo aad uu xiishoodan.
Gabdha dalka aad ku sheegesid waa shan iyo laabatan malyan. Idinka oo boqol kun aan gaariin baa dhaaman dadka uu muuqda. Gabadha aan sheekeysano baa mar welkb ii weydiya raga gabdha dhalay oo quurbaha ku raagay maxay uu aadbin waayeen.
 
Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit

Iga amuus, atleast we don't make out with each other... Uffff caleyk.
 
Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Aniga kuguma raacsani. Waayo gabdha dalka joog bey naga fadreynayan. Hilib quurmay hilib nadiif hadi lagu daaro soma quurma. Waxag iila tahay iin la qiimeya iin la badbaadin karo iiyo iin laga quusaday. Dhibatada gabdha dumarku waa hooyoyinkooda . Kul fiitna cinda geel waa hooyada.
Dumarku shey loo yaqanay qoyska bey la dagalsanyihin.
@Reiko ninkaan waaba caytamayaa kulahaa Gabdhaha Dibada Jooga waa Faddaro (khasaaro).

Suldaanka, ninyahow hadalkaas amaad ku fogaatay?
 
Dalmoor

Hiatus✅ 1/18/21- ?
VIP
Say wallahis avoiding this thread like

giphy (15).gif
 
Illahay baa nigu dharshay maa kuwaan baa nadiif ah?

Uffff calayk

Wax kale no sheega.

Laba gaabdhood ba uuso bandhigeysa aniga waxa so dhigi kara gabdh weliba oo quurbaha joogta fadariinimdeda. Somalispot memeroygeeda baa buuxsan laha. Walle waadna ceebeyseen. Macal gabdhi iila dhashay kama saaraya.
 
Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Illahay baa nigu dharshay maa kuwaan baa nadiif ah?

Uffff calayk

Wax kale no sheega.

Waa xijaaban yihiin wax balaayana ma Sameenaya. Lkn kuwa Dibada ABU TYRONE Ayaa iska garaaca. Waa khasaaro socota kuwa Dibada jooga
 
Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
@Reiko ninkaan waaba caytamayaa kulahaa Gabdhaha Dibada Jooga waa Faddaro (khasaaro).

Suldaanka, ninyahow hadalkaas amaad ku fogaatay?
Qaraar baa haya, he couldn't get one in Ohio, so he resorted to two smelly fobs in Africa who probably have sex with each other when they're bored.
 
NotMyL

"You are your best thing"
VIP
SCWW SALAAN BACDE
MARKA U HORAYSA WAXWALBA OO LA SAMAYNAYO WAXAY LEEYIHIIN UJEEDO, WAXAA JIRA WEBSIDEYO LOO FURTAY INAY DIFACAAN QABIILKOODA WAXAA JIRA KUWO LOO FURTAY DACAAYAD WAXAA JIRA KUWO LOOFURTAY SUUGAANTA SOOMAALIYEED IYO KUWO LOO FURTAY IN LAGU GANACSADO , WAXAA JIRAKUWO LOO FURTAY DIINTA ,HADABA WEBKA SOmalispot.COM WAXAA LOO FURTAY INUU WAX WAYN U TARO UMADA SOOMAALIYEED TAASOO AH IN AFKA SOOMAALIGA LAGU BARO UBADKA SOOMAALIYEED, INUU KA WARAMO XAQIIQADA KA JIRTA DALKA SOOMAALIYA IYO ADUUNYADABA, WAANA WEB DHEXDHEXAD KA AH ARIMAHA SOOMAALIYA KA JIRA ,WAXAA KALE OO WEBKAAN LOOGU TALA GALAY INUU U OLOLEEYO NABAD KA DHALATA SOOMAALIYA IYO INUU BULSHADA SOOMAALIYEED KU BARAARUJIYO WANAAGA IYO WADAJIRKA UMADA SOOMAALIYEE
 
@Reiko ninkaan waaba caytamayaa kulahaa Gabdhaha Dibada Jooga waa Faddaro (khasaaro).

Suldaanka, ninyahow hadalkaas amaad ku fogaatay?
Ma naag leh nin ii waasi jiiray ba la muusafariyey ka caarotay. War wallahi wey na khasariiyen. Ka waran aabahi dhalay gabdh diila nooqotay. Maxa noloshii uu haray.
Hadaba ooran maayo dhaaman gabdha lakiin booqolkiba dhowr iiyo siideetan waa khalas lama badbaadinkaro. Maraka qaarkooda baan ku duuceysta Allahayow kuuwan haku dhibtaan dal gaaleda see aysan dadkii maskiinta oo dalkii iino joogana maskaxda uuga wareerinin
 
Ugaaso

Deni
SCWW SALAAN BACDE
MARKA U HORAYSA WAXWALBA OO LA SAMAYNAYO WAXAY LEEYIHIIN UJEEDO, WAXAA JIRA WEBSIDEYO LOO FURTAY INAY DIFACAAN QABIILKOODA WAXAA JIRA KUWO LOO FURTAY DACAAYAD WAXAA JIRA KUWO LOOFURTAY SUUGAANTA SOOMAALIYEED IYO KUWO LOO FURTAY IN LAGU GANACSADO , WAXAA JIRAKUWO LOO FURTAY DIINTA ,HADABA WEBKA SOmalispot.COM WAXAA LOO FURTAY INUU WAX WAYN U TARO UMADA SOOMAALIYEED TAASOO AH IN AFKA SOOMAALIGA LAGU BARO UBADKA SOOMAALIYEED, INUU KA WARAMO XAQIIQADA KA JIRTA DALKA SOOMAALIYA IYO ADUUNYADABA, WAANA WEB DHEXDHEXAD KA AH ARIMAHA SOOMAALIYA KA JIRA ,WAXAA KALE OO WEBKAAN LOOGU TALA GALAY INUU U OLOLEEYO NABAD KA DHALATA SOOMAALIYA IYO INUU BULSHADA SOOMAALIYEED KU BARAARUJIYO WANAAGA IYO WADAJIRKA UMADA SOOMAALIYEE

Did you copy and paste this message from a news website? You write so eloquent :whoo:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top