jazakallahAlla yaa cizak....cilmi aad u muhiim ah baad barataa..maadadii aan ugu necbaa dugsigii sare bay ahayd...waxaan rajaynayaa inaad si fiican usoo barato deyntana iska bixiso soona laabato
Inshallah
jazakallahAlla yaa cizak....cilmi aad u muhiim ah baad barataa..maadadii aan ugu necbaa dugsigii sare bay ahayd...waxaan rajaynayaa inaad si fiican usoo barato deyntana iska bixiso soona laabato
Rahanweyn ayaa meesha jooga
Soo dhawoow sxb. Afmaay maayga wax maad inaga yara bari kartaa?
Aniga hadii layga diiday dee wadada waanka dagtay
Wallahi usheeg @Idil-Beydaan ina adeerey is adkeynta kama ilbaxdidee mar uun soo calool dabac
@Anab @Idil-Beydaan waa ay xishoonaysaaye ka daa gabadha lkn gabadhaa aniga ayay ii alkuman tahay waxaanna is guursan doonaa markay dhameyso jaamacadda Insha Allah @Idil-Beydaan soo sidaas maaha?
alllaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaRuntii waan ku taageersanahay. Qunyar laakiin, anaa gabadha kaa dhaadicinaayee
Haa hoobey,
Sida loo kacay
Sahal maahe
Taan sugaynay
Idil soo soco
dhib malaha heestaasey soo ma jacliidoRuntii waan ku taageersanahay. Qunyar laakiin, anaa gabadha kaa dhaadicinaayee
Haa hoobey,
Sida loo kacay
Sahal maahe
Taan sugaynay
Idil soo soco
War libaax baad tahay Haayee, gabadhi idil way cabsatay, hadalka dhinac kale u beedhi. Malaha waxay is tidhi waxaad rabtaa wax ku soo dhoofiya
alllaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
iga jooooooooooooooooooooooooooogi canabeee
waa ku baryaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
dhib malaha heestaasey soo ma jacliido
arrooska aa lagaa shida inshallah
Aniga Yurub dhabarka ayaan jeediyay haddii aan aniga iyo @Idil-Beydaan is guursanno tuuladii yareyd ayaan geynayaa
Adigu Horta Yaa ku siyey Xaq aad @KULTA ku siisid Suldaanimada . Karbaash ayaad istaahisha laakin waan kaa xishoodayWaa hadal is khilaafaayo. Daljecel baad u baxsatay balse wadanka waad ka sii socota.
Astaamaha kaa dhigaayay suldaanka waa kee?
War libaax baad tahay Haayee, gabadhi idil way cabsatay, hadalka dhinac kale u beedhi. Malaha waxay is tidhi waxaad rabtaa wax ku soo dhoofiya
Alla waa nin rag ah ninkani. Yurubta maxaad ku nacday?
So you did live in qurbaha?My life is better here both my father and my mother work, i am in college do we leave here and go for a qiyaali life? And start it from the bottom it sometimes crosses my mind to go abroad, but i have never thought about going to Europe.
War wallee, waxan dhalo ba weey uu dhamaatay. Ciyaar ciyaar baan uu haystay markaan hooyo mataal dadka ku maago. Ileen sida Night M Shyamalan moofie blot twist, ana luqada kari waayey ba.
.
.
.
.
Izzzzstandardization la'aan go'aan lugu ma gaari karo. Sidani si mahaa, qofwalba wuxu iska soo qoraya siidu u hadlo. Maxa saxsan iyo maxaa khaldan? Ana waxaan maleeynaya inu internetka Soomaaligey isku sii khalday.
Xeego, bog iyo baal waa kalmado anaan wiiligay maqlin
"Abaayo" aan ku iraahdaa dumarka. Gabdhaha reer Waqooyigana waa ka helaan markaan ku iraahdo "Abaayo waa caadi" iyo "Haye Abaayo iska waran ".. Nin Qalbi jilicsan ayay I moodaan ama ii maleeyaan markaa, illayn waa Dumar caadaystay niman qayliya markay wax shukaansanayaan .. Indho fara gelis iyo Dee waxaan ku Idhi ma jirto xaggayga.. Waa is beddel soo dhawayn iyo naxariis ay ka muuqato "Abaayo" markaan Iraahdo. Dhareerkaa ka da'da gabdhaha markaa, fiicanaa iyo baarisanaa yay ku wardiyaan.. Anigoo laga yaabo waraabe Qarsoon inaan ahay .. Luqad macaan waaye Xamariga ma Ogtahay?
Soo dhowoow Abaayo.
PS: Ma ogtahay reer koofurka haddii aad ku tiraah ina adeer inay kuu arkaan walaashood dhab ah? Hadaad ka hesho nin koofur ka yimid, ha isku oran ina adeer iyo walaal, wuxuu moodi doonaa inaad iska fogaynayso.
Abboowada ugu dadaal.
Adigu Horta Yaa ku siyey Xaq aad @KULTA ku siisid Suldaanimada . Karbaash ayaad istaahisha laakin waan kaa xishooday
alla mashallahWad mahadsantahay abayo
Ani ma ahii Rahweyn lakeen ani kasee af sho (afkoda ayan garanaya).
Faitee= how are you?/Setahay
Failata= ma ficantahay
Inte rogtt= inte joogta/where are you
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKRagannimada waa loo kala dhashaa sxb. Dadkii baad ku qososhey luuqada baranaayay, marka suldaanimada laguu diiday baadna wadankii ka sii carartay. Xishood ma jiree, soo bax. Indhaha intaan basbaas kaaga shubo ayaan bahal sabaaxad nigis kuu dhigi. Si fiican u cabaad
Aar slickback soomaaliga wuu ku hadlaa ileen
Qofkasta wuxuu qorayaa somaaliga uu yaqaan meesha uu u dhashay. Tuuladee baad sheeganaysaa sxb?
Gabadh reer waqooyi baad abaayo ugu wacday? Hablaha reer waqooyiga kama helaan maad inaga deysid. Dhareerka ayaa ka de'ay ayuu ku leeyahay kkkk. Waa haddala aad u jilicsan runtii.Raggu waxay ku fiican yihiin waqooyiga inay ku hadlan, dumarkana xamariga. Markaa aan ku barro waqooyiga, adigana xamariga i bar aan is wadaagnee kkk
Aboowe maalintaan yidhaahdo waa maalin aan dhintay Nin waxaan walaal ama ina adeer aan aheyn uguma yeedhaayo
Wad mahadsantahay abayo
Ani ma ahii Rahweyn lakeen ani kasee af sho (afkoda ayan garanaya).
Faitee= how are you?/Setahay
Failata= ma ficantahay
Inte rogtt= inte joogta/where are you
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
BASBAS KULAHA
ANI BASBAS MA KUU TUMAA ABAAY
Af maay maay waa asal wallah. Xageed ku baratay?
II TUUM ABAAYO, CASHAR BILAA CIWAAN BAAN U DHIGEYNAA KKKKKKK
Seefta soo diyaari, caawa kan sida ri'da ayaa loo gowracayaa :siilaanyolaugh:
Reer waqooyi Jaceyl majili karaan gabar xaafadeena daganeed ayaa markasta nala yaabi jirtay reer xamarka siday u jiliyaan Jaceylka heer waxa ay gaartay wallahi ay aaddo Bakaaraha oo ay soo gadato buugaagtii jaceylka ahaa ee geeraaradii calaacalka ahaa ay ku qornaayeen wallahi waa dhibban yihiin hablaha waqooyi