Reer norway baan ahay
kkkkkkkkkkk ragga da'da way ku fanaan walaashay, ileen waxaay tuusaysa inuu maal leyahay laakin dumarka dhibaato bay ku tahay kkkkkkkkkkkkk
Waxaan jira sideed iyo labataan sano walaal kkkkkkkkkkkkkk adiguna ? hada da'dada qiyaaso waxaad uu dhaxaysa koow iyo labataan ila afar iyo labataan jir, soo sax ma ahaan ?
![]()
kkkkk, wax aan run aheyn maad sheegin. Dumar da' qarinaysoo mar badan baa la arkay kkk
Labataan baan aniguna jira. Laakiin caqliga afartan jirka baan leeyahay kkk. Malahaa waxaa laga yaabaa inaan adiga kaa caqli badini karo kkk. Maxaad ka shaqeysaa hadaan su'aal ku weydiiyo?

Alla reer mudug wee is heleen
Arooska iga waca bes inshallah
Inanku waa walaalkey masha allah. Adiguu kaa helay kk, ha isku jeedin kkkk