Somali speaking only thread

Status
Not open for further replies.

Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Kkkk
Saa na sheegey da’daadu ma ahan mushkiladu
Aniga horta, waxbarasha ku jiraa
Waliigey waalidka aa anigu guur mas kula hadlin
Haddan na usheego inaa qof interntka ku baradey.. :deadmanny:
labba
Adigu horta walaalo
Ma shaqeysaa
Ama
Waxbarasho?
Waa iga yar tahay ma school ba wali ku jirtaa :ulyin:

Aniga CV-geygu waa impressive intaas ayaan dhihi karaa, mida kale markaan kusoo doonto dee qoyskaada horay ayayba ka aqbali doonaan
:manny:
 
Aniga CV-geygu waa impressive intaas ayaan dhihi karaa, mida kale markaan kusoo doonto dee qoyskaada horay ayayba ka aqbali doonaan
:manny:
Raali iga ahaw
Lakiin gabar la guursani karo ma ihii
Dinteedi inan badsado waaye
Waxbarashadeedi inan dhamaystiro waye
Sida xaas fiican u noqdo
Hadda diyar ma ihi
 

Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Raali iga ahaw
Lakiin gabar la guursani karo ma ihii
Dinteedi inan badsado waaye
Waxbarashadeedi inan dhamaystiro waye
Sida xaas fiican u noqdo
Hadda diyar ma ihi

Waryaahee hadda kama hadlayno dee waxaan ka hadlayo waa timaadada hadda soo dhameyso waxbarashadaada kadibna Tuuladii ayaan aadaynaa waana laguu debbaaldagi Caano Geelna waan ku siln Insha Allah


:samwelcome:
 
Raali iga ahaw
Lakiin gabar la guursani karo ma ihii
Dinteedi inan badsado waaye
Waxbarashadeedi inan dhamaystiro waye
Sida xaas fiican u noqdo
Hadda diyar ma ihi
Lakiin aniga diyaar waa ii tahaay nooh
200w.gif
 

AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
Maxaad ku keentay Inaan Dumar ahay?


Masawirka? Qaboowga ayaan ka labistay saaxib oo koofiyad iyo hoodie ayaa ii saaran.


PS: nIN qURXSAN MA JIRI KARAA SAAXIB BTW? i DHEH MAASHAALLAH qUMAYGAA TAHAY CUNE.


kkkkkkkkkk

xijaab dhaab ayey igu muqatay walaal, waxan is dhahay alaa "gabartan geesi sana sawiirkeeda ayey dhurwaaga internetka uu soo sartay "

Nin quruxdisa ku faanaya halke lagu arkay ?? wale anaga baa wax aragnay !!!!

:faysalwtf:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top