Somali speaking only thread

Status
Not open for further replies.
Reer norway baan ahay

kkkkkkkkkkk ragga da'da way ku fanaan walaashay, ileen waxaay tuusaysa inuu maal leyahay laakin dumarka dhibaato bay ku tahay kkkkkkkkkkkkk

Waxaan jira sideed iyo labataan sano walaal kkkkkkkkkkkkkk adiguna ? hada da'dada qiyaaso waxaad uu dhaxaysa koow iyo labataan ila afar iyo labataan jir, soo sax ma ahaan ?

:gaasdrink:

kkkkk, wax aan run aheyn maad sheegin. Dumar da' qarinaysoo mar badan baa la arkay kkk


Labataan baan aniguna jira. Laakiin caqliga afartan jirka baan leeyahay kkk. Malahaa waxaa laga yaabaa inaan adiga kaa caqli badini karo kkk. Maxaad ka shaqeysaa hadaan su'aal ku weydiiyo? :gaasdrink:

Alla reer mudug wee is heleen
Arooska iga waca bes inshallah

Inanku waa walaalkey masha allah. Adiguu kaa helay kk, ha isku jeedin kkkk
 

Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Anigu Aabaheey waxuu ku dhashay Ceelbuur :duck:

Hayaay Murursade Masha Allah Sabti miyaad tahay mise Axad? Wallahi makala garanayao balse sxbkeygii yaraanteyda aan dugsi isla aadi jirnay wuxuu ahaa asraafiil hodan waxaa ku taallo xitaa xaafad la dhaho buulo asraafiil wallahi dadkaas gacan ayaan u taagay lugna waan ugu daray.
 
kkkkk, wax aan run aheyn maad sheegin. Dumar da' qarinaysoo mar badan baa la arkay kkk


Labataan baan aniguna jira. Laakiin caqliga afartan jirka baan leeyahay kkk. Malahaa waxaa laga yaabaa inaan adiga kaa caqli badini karo kkk. Maxaad ka shaqeysaa hadaan su'aal ku weydiiyo? :gaasdrink:



Inanku waa walaalkey masha allah. Adiguu kaa helay kk, ha isku jeedin kkkk
Alla canabee
:siilaanyolaugh::siilaanyolaugh::siilaanyolaugh:
 
Asxaabta, akhyaarta soo gala. Mawduucan waxaan u soo jeediyay siday dhalinyarta (ama yar iyo weyn iskaba deh) inay isku deyaan barritaanka luuqada qoritaankiisa/hadalkiisa!

Hal wax uun baan idinka codsanayaa: waxaan soomaali aheyn ha soo qorinaa, idinkoo mahadsan :siilaanyolaugh:



Macallin Iska waran? Shuruudaha galaaska wax innooga sheeg, ama wax nooga sheeg si hadhoow aan edeb darro u samaynin. Waan fududahay waxoogaa ..


In layga eryo/buriyo Galaaska mar rabo oo layga saaro meesha ee shuruudaha wax ka sheeg .


PS: Shukaansi lama oggola waa kow?

Maxaa kale?
 
Hayaay Murursade Masha Allah Sabti miyaad tahay mise Axad? Wallahi makala garanayao balse sxbkeygii yaraanteyda aan dugsi isla aadi jirnay wuxuu ahaa asraafiil hodan waxaa ku taallo xitaa xaafad la dhaho buulo asraafiil wallahi dadkaas gacan ayaan u tagay lugna waan ugu daray.
Alla maxaa isoo qabatay :damn::damn:
Maku sheegi kari walaal
Inaa li soo qabto ma rabi :deadosama:
 
Ma waxaad isticmaalaysaa google translate? Waalidkaa ma luuqada ayay kugu la hadlaan mise swedishka?


Waa wiil yar oo ay ka liidato.. U naxariiso.. Ceebta dadka waa lo qariyaa. Aan ku dhiirre gelinno dadkaan lumay meesha inay afka hooyo bartaan abaayo.


PS: Aan ku waydiiyee, Abaayo ama Walaal kee doorbidaysa? ama aa jeceshahay?

:lolbron:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top