Somali speaking only thread

Status
Not open for further replies.

AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
kkkkk, wax aan run aheyn maad sheegin. Dumar da' qarinaysoo mar badan baa la arkay kkk


Labataan baan aniguna jira. Laakiin caqliga afartan jirka baan leeyahay kkk. Malahaa waxaa laga yaabaa inaan adiga kaa caqli badini karo kkk. Maxaad ka shaqeysaa hadaan su'aal ku weydiiyo? :gaasdrink:



Inanku waa walaalkey masha allah. Adiguu kaa helay kk, ha isku jeedin kkkk

kkkk

Ilaahay fahmka iyo caqliga haku siyaadayo

Ameen

Hadeer waxaan barta bioelectronics dalka ingriiska, gaar ahaan london, waa shahadayda labaad taan koowad wuxuu ahaa xagaa electronics bis, norway baan ku shaqaysan jirey laakin hadeer waxaan rabaa in aan ku taqluuso qaybta ku sabsaan soo sarista qalabka cafimaadka oo isbitaalka lagu isticmaalo.

Adiguna maxaa barta ?
 
kkkk

Ilaahay fahmka iyo caqliga haku siyaadayo

Ameen

Hadeer waxaan barta bioelectronics dalka ingriiska, gaar ahaan london, waa shahadayda labaad taan koowad wuxuu ahaa xagaa electronics bis, norway baan ku shaqaysan jirey laakin hadeer waxaan rabaa in aan ku taqluuso qaybta ku sabsaan soo sarista qalabka cafimaadka oo isbitaalka lagu isticmaalo.

Adiguna maxaa barta ?
Mashallah!
Canabee kan dhooro
 
Macallin Iska waran? Shuruudaha galaaska wax innooga sheeg, ama wax nooga sheeg si hadhoow aan edeb darro u samaynin. Waan fududahay waxoogaa ..


In layga eryo/buriyo Galaaska mar rabo oo layga saaro meesha ee shuruudaha wax ka sheeg .


PS: Shukaansi lama oggola waa kow?

Maxaa kale?

Waan fiicanahay alx. Ardeyda waxaa laga rabaa inay si toos ah casharka u bartaan. Kibir Iyo qooq looma bahno haduu ilaahay kuu idmo. Hadaad arday fiican tahay waa lagu soo dhaweyn, hadii kale yaac baan ku odhan lahaa kkkk

Shukaansi galaaska uma baahno, waa sax kkk. Shaarica halagu adkeeyo shukaansiga haduu ilaahay yidhaah
 

Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Sxb
Istaaqfurulah dheh
Weyseeso
Acuthubillahi dheh
Dhar natheef soo xerro
Salli soo qaado
Qiblada u jeeso
Ee illahiga la hadal
Laa xariir alle
Ee tuuko labo rakco

Walaalo dee wax "th" la yiraah kuma jiraan Af-soomaaliga ee waa "da" sida nadiif Acuudubillah IWM. Welina jawaab ayaan kaa sugayaa dee
:ulyin:
 
Sxb
Istaaqfurulah dheh
Weyseeso
Acuthubillahi dheh
Dhar natheef soo xerro
Salli soo qaado
Qiblada u jeeso
Ee illahiga la hadal
Laa xariir alle
Ee tuuko labo rakco

Ma joojin karo bakhtiinta
Waxaan sameeya shan goor maalintii
Waqti xaadirka ayaan ku kabayaa
 

AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
saladi ma ba tukan, imankaygi wa daciif :mjcry:

Alle uu toobaad keen walaal, camalka wanaagsan baadsoo si aad kuwa xun aad uu wada tirtid walaal

Somalidu waxay ku maahmaahda " Aduunyo waa labo maalin" ee haku isku halayn aduunkan

Ilaahay haku sahlo walaal
 

Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
kkkkkk
Alla ma nooli
Aboowe jazakallah lakiin
Sanad aa iga yartahay kow dheh
Labba hadda waxbarasha aa kujiraa
Marka guurdoon ma ihi shahadadoon an ahay


Horta ma'ogtahay in Macron uu xaaskiisa ka yaryahay 20 sano marka ina adeerey 1 sano waa wax kama soo qaad.
 
Buuga naxariista ii fur dee
Kkkk
Saa na sheegey da’daadu ma ahan mushkiladu
Aniga horta, waxbarasha ku jiraa
Waliigey waalidka aa anigu guur mas kula hadlin
Haddan na usheego inaa qof interntka ku baradey.. :deadmanny:
labba
Adigu horta walaalo
Ma shaqeysaa
Ama
Waxbarasho?
Waa iga yar tahay ma school ba wali ku jirtaa :ulyin:
 

Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Ma joojin karo bakhtiinta
Waxaan sameeya shan goor maalintii
Waqti xaadirka ayaan ku kabayaa

Sxb waan kugu sii dhiiri-gelinayaa inaad sii waddo oo maalinkii 5 jeer aad tuurato sabatoo ah waa noloshaada cidna kaama soo dhexgeleyso aakhirana adiga iyo Alle ayaa is arki doona Insha Allah tuurasha wanaagsan bruv. Soomaali markii waxa laga celiyo ayay usii macaanaataa Raxan weyn waxay dhahaan "Hooba naar galaasee Tiimbooy"
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top