Puntland State Education Updates

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Shame on Makhir people. You have a brand new road which is going to end your region's isolation, u have a world class university and you are not making Makhir the 'capital of somali education' this can boost your economy thru student fees, student trade and student renting properties.
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Ogeysiis, Ogeysiis Ogeysiis.

Dugsiga sare ee HIMILO SECONDARY SCHOOL oo ah dugsi sare oo laga hir-geliyey magaalada Gaalkacyo ee Gobolka mudug gaar ahaan Xaafada Garsoor wuxuu qaadanayaa macalimiinta madooyinkaan Hoose.

 Arabic iyo Tarabiyo: Hal macalin
 Geography iyo History Hal macalin
 Physics iyo Math: Hal macalin
 Biology iyo Chemistry: Hal macalin

Macallimiinta daynaynaya ama codsanaya shaqadan waxaa laga doonayaa in ay buuxiyaan shuruudahaan:

1. Waa in uu wataa shahaado jaamacadeed, waxaana tixgelin mudan ciddii haysata shahaado la xiriirta Kulliyadda Waxbarashada (Education Degree).
2. Waa in uu leeyahay/leedahay khibrad shaqo oo waxbarasho, ugu yaraan 2 sano ah.
3. Waana in uu ku soo shaqeeyey/shaqaysay ugu yaraan mid kamida madooyinka uu codsanayo.

4. Codsadahu waa inuu leeyahay/leedahay dhaqan wanaagsan iyo shaqsiyad togan.
FG: Qabashada CV-yadu waxay ku eg tahay 18 Jully 2022.

Wixii faahfaafin ah kala xiriir taleefan nadan hoose:

0907693636 ama 907788637.
WhatsApp numbers:
0906398829 ama 0907788637.
Email:schoolhimilo5@gmail.com
Ama CV waxaad gayn Kartaa Xafiiska iskoolka.
Macalimiinta dumarka ah ee danaynaya fursadan waxa ay leeyihiin mudnaan gaar ah.
Wabillaahi Towfiiq.

292554463_602953307863567_84885420647096935_n.jpg

292459525_602953357863562_5836462521297859256_n.jpg
 
Calaami

Garaadka Guud ee Beesha Calaamka

This is the school in the video.
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Ebyan Iskuul waxa uu kamid yahay xarumaha waxbarsho ee ku yaala caasimada Puntland ee Garoowe, waxaa loo dhisay si waxbarasho tayaleh ay uga helaan ardayda dhigata.

Sharmaarke Cabdi Daahir oo ah Maamulaha Iskuulka Hoose/Dhexe ee Ebyan ayaa sheegay in fikirka aas aaska iskuulka ay ka dhalatay kadib markii ay dad badan qurbaha ka soo laabateen.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
We need much more of these internationally certified courses across all our industries not just technology or project management.

294387351_596140931875991_5360805798284992768_n.jpg

294096230_421397753340430_1662131896657842882_n.jpg

We really need construction project managers who can speed up our building speed.
 
Calaami

Garaadka Guud ee Beesha Calaamka
We need much more of these internationally certified courses across all our industries not just technology or project management.

294387351_596140931875991_5360805798284992768_n.jpg

294096230_421397753340430_1662131896657842882_n.jpg

We really need construction project managers who can speed up our building speed.
CCNA is one of the top certifications for computer networking. We need more IT schoold back home for sure. As we digitize we need people to maintan the infrastructure for us.
 
Trending

Top