Puntland State Education Updates

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
This is the project management certification done also in Puntland.

Ogaysiis Muhiim ah
Project Management Professional (𝐏𝐌𝐏)
Ma jeceshahay in aad barato Cilmiga iyo Xirfadda Maareynta Mashaariicda, Mase dooneysaa inaad qaadato shahaadada Caalamiga ah ee β€˜β€™Project Management Professional’’ (PMP) oo uu bixiyo Machad ku yaala Dalka Mareynkanka, oo la yiraahdo Project Management Institute”, (PMI) adiga oo jooga Garoowe.
Waxaa Tababarka bixinaya Ustaad Mohamed Mahad oo haysta Shahaadada Caalamiga ah ee PMP.
Haddii Jawaabtu tahay HAA, fadlan horay u gaar Xafiiska Diiwangelinta Jaamacada Boosaso ee Garowe AMA wac Telefoonada kala ah; 7586504/7723555
May be an image of 1 person and text that says HC HIMILO CONSULTING LTD. Empowering people Empowringeotl through skills University Of Bosaso GAROOWE CAMPUS TRAINING PM P PROJECT MANAGEMENT PROFESSIONAL Start Date: 15-21 2022 January ထ Venue: University of Bosaso, Garowe. JOIN US MOHANIER FOR REGISTRATION PLEASE CALL +25290-7586504 +25290-7723555 Trainer Profile Mohamed Mahad (MBA, CMgr, PMP). Former President of University of Bosaso. Trained more than 1000+ Experienced Project Manager 10+ years PMP certified from PMI, USA.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Waxaa si habsami leh uga socda jaamacadda Bariga Africa faraceeda Garoowe imtixaankii π—’π—¦π—–π—˜ ga ahaa ee Ardayda sannadkan dhammaynaysa Bachelor of Clinical Medicine.
Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa mustaqbal iyo horumar wanaagsan.

#eaugrw











+12
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
β€œMadaama Bosaso tahay Magaaladii Aqoonta Pl waxaan rajanaynaa in ay hadana Noqoto Magaaladii ugu horaysan dhanka Xifadleyda IT-ga”. Maamulaha CityCot Colleg Bosaso Abdixakiin Xuseen

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
ongratulations!
πŸŽ‰

190 youth trainees have successfully graduated from #IBTVET and dual TVET vocational programs in Garowe #Somalia.
Thanks to the Bundesministerium fΓΌr wirtschaftliche Zusammenarbeit und Entwicklung (BMZ), the new graduates have been trained in essential skills needed to enter the labour market.
πŸ‘‰
https://bit.ly/3SRFxfQ











 

GuanYu

Custom title
ongratulations!
πŸŽ‰

190 youth trainees have successfully graduated from #IBTVET and dual TVET vocational programs in Garowe #Somalia.
Thanks to the Bundesministerium fΓΌr wirtschaftliche Zusammenarbeit und Entwicklung (BMZ), the new graduates have been trained in essential skills needed to enter the labour market.
πŸ‘‰
https://bit.ly/3SRFxfQ



when you read a german place name on a certificate, you know the graduates are going to be of top quality, This is good for Reer Puntites
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Wasiir Dowlaha Wasaaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland ayaa Daahfuray Jaamacadda Green Hope University Faraceeda Garowe Puntland -Somalia ayaa daaha laga qaaday 3-Oct-2022.

Waxaa goob joog ka ahaa xafladdaas furitaanka xildhibaanno, Wasiirro, saraakiil,aqoonyahanno,bulshada rayidka, bahda waxbarashada, warfaafinta iyo waalidiinta Ardayda, xafladdaan waxaa ka hadlay madaxda Jaamacadda Green hope, Professor Mustaf Moallim Abdulle oo balan qaaday in jaamacadda tilaabo hor leh sii qaadi doonto waxana uu u rajeeynayaa in ardayda jaamacadda Green Hope ee Garowe qaarkooda dadaalka badan in ku biiri doonaan heerka labaad ee Kesmonds International University ee dalka Cameroon oo jaamacaadda Green Hope xariir la leh.

Sidoo kale xafladda waxaa ka hadlay Professor Mohamed Muse Matan oo ku xeel dheeraaday kulliyadda Criminology and Security Studies oo jaamacadda Green Hope si qaas ah u dhigto maadadaasoo ummadda Soomaaliyeed baahi weeyn u qabto.

Waxa xafladda daah-furka Jaamacadda so xiray wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland iyo guddoomiye Ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Puntland iyagoo balanqaaday inay la shaqaynayaan Jaamacadda.




PL is expanding our criminalogy expertise and linking us with Cameroon University
 
Last edited:
Top