Ogeysiis, Ogeysiis Ogeysiis.
Dugsiga sare ee HIMILO SECONDARY SCHOOL oo ah dugsi sare oo laga hir-geliyey magaalada Gaalkacyo ee Gobolka mudug gaar ahaan Xaafada Garsoor wuxuu qaadanayaa macalimiinta madooyinkaan Hoose.
ο Arabic iyo Tarabiyo: Hal macalin
ο Geography iyo History Hal macalin
ο Physics iyo Math: Hal macalin
ο Biology iyo Chemistry: Hal macalin
Macallimiinta daynaynaya ama codsanaya shaqadan waxaa laga doonayaa in ay buuxiyaan shuruudahaan:
1. Waa in uu wataa shahaado jaamacadeed, waxaana tixgelin mudan ciddii haysata shahaado la xiriirta Kulliyadda Waxbarashada (Education Degree).
2. Waa in uu leeyahay/leedahay khibrad shaqo oo waxbarasho, ugu yaraan 2 sano ah.
3. Waana in uu ku soo shaqeeyey/shaqaysay ugu yaraan mid kamida madooyinka uu codsanayo.
4. Codsadahu waa inuu leeyahay/leedahay dhaqan wanaagsan iyo shaqsiyad togan.
FG: Qabashada CV-yadu waxay ku eg tahay 18 Jully 2022.
Wixii faahfaafin ah kala xiriir taleefan nadan hoose:
0907693636 ama 907788637.
WhatsApp numbers:
0906398829 ama 0907788637.
Email:
schoolhimilo5@gmail.com
Ama CV waxaad gayn Kartaa Xafiiska iskoolka.
Macalimiinta dumarka ah ee danaynaya fursadan waxa ay leeyihiin mudnaan gaar ah.
Wabillaahi Towfiiq.