Puntland State Education Updates

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Technical Schools in Puntland are rising up in Puntland




Every technical job will automatically create professional office jobs like marketing-accounting-IT-legal fields and government departments will expand as a result of the booming private market.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
#Puntland Dugsiga Sare ee Farsamada Gacanta Gardo Technical Secondary School waxa uu ogaysiinayaa dhamaan waalidiinta iyo ardaydii fasalka 8aad ee sanad kaan u gudubtay fasalka Kowaad ee Dugsiga Sare in Dugsiga bilaabaya diwaan gelinta iyo qabashada ardayda cusub ee fasalka kowaad Dugsiga Sare maalinta sabtida ah ee bishu tahay 23/7/2022
waxii faahfaahin kala xiriir 7727223/7729055/7644025

295227482_570574347975593_130790450674640254_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Pwyneth Galtrow welcome back. Your dream is coming true. Puntland is investing in technical academies. Construction,, hospitality, IT, plumbers, electricians, livestock, fishery. Watch them discuss how it will be done on puntland state tv.

Thousands of puntites entering 'technical schools' after they finish high school is the dream, it will also be used to transition students who are not good at school to get access to technical studies.

I can't wait to see even hospitality industry boom in puntland, imagine how many new cuisines n restaurants will open up, even the 'local maids' will compete as each home will want a maid with hospitality skills and can cook diverse meals. The boom time is coming when PL reduces it's unemployment rate. U will enter Puntland qof walbo danahisa iyo shaqadisa wata.
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Pwyneth Galtrow anigu 'xirfad' baan bartay, I knew I didn' want to enter university and do all those paper work n research. No shame in it. I know have internationally recognized skill-set in IT. I can work where-ever in the world as the standards are the same.

I hope to see this vision through for puntland. As i get older and in my IT career, I am appreciating research n development areas of universities, if we dont have these ppl, our industries will not progress. That's why im scoring D's n HD's in university now, as i have experience in the industry and learning research side to progress it makes it more fun. If i went to uni str8 from school, i would be lucky to get credit. Hands on skills first changes everything in my opinion.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
ARBACO 27.Jul.2022 يوم الاربعاء
《《 #HAGAAJINTA_IYO_QURXINTA_DUGSIGA 》》
Dacmyactir lagu sameeyey xarunta wayn ee schoolka ayaa lagu dhigay #Marmar ama interloog cabirkiisu yahay 252 m.

Interloogga ayaa ka qayb qaadanaya bilicda schoolka iyo sidoo kale soo jiidashada indhaha.
Waxaa mar walba dib u habayn sanadle ah lagu sameeyaa dugsiga si loo joogteeyo habsami u socodka dugsiga iyo sii hagaajinta dhismayaasha schoolka.

●●●●●●●●●DHAMMAAD●●●●●●●●●
XAFIISKA NASHAADKA IYO WARBAAHINTA DUGSIGA
May be an image of tree and outdoors

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Degaanka Yaka Yaka ee Gobolka Karkaar.

Munaasabad heerkeedu sarreeyo oo isugu jirtay labo qaybood oo kala ah xarigjarka dugsiga sare ee Suldaan Mubaarak ee deegaanka Yaka, oo markii ugu horraysay laga hirgaliyay dugsi sare kaas oo ay baahi weyn u qabeen dadka deegaanka, iyo sagootinta ardayda fasalka 8aadka ee dugsiga hoose/dhexe ee Xaaji Jaamac oo ah dufcadii 2aad ee sannad-dugsiyeedka 2021 2022 ee ka qalinjabisay dugsigaasi oo u qalinbeddelatay dugsiga sare Ee Suldaan Mubaarak, ayaa ka qabsoontay degmada Yaka.

Ardaydan ayaa noqonaysa ardayda ugu horraysay ee dugsig sare ee Suldaan Mubaarak lagu bilaabay.

Munaasabadda waxaa ka soo qayb galay Guddoomiyaha gobolka Karkaar, Cabdi Siciid Cismaan, Guddoomiye-ku-xigeenka degmada Qardho, Maxamed Cabdullaahi Siciid Xayaf, Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, Mahad Colaad Maxamed, Guddoomiyaha Waxbarashada degmada Qardho, Cabdullaahi Cabdi Cali, Kormeeraha Waxbarashada gobolka Karkaar, Mahad Yuusuf Gacayte, Xildhibaanno ka tirsan golaha deegaanka degmada Qardho, odayaasha dhaqanka degaanka yaka yaka, macallimiin, waaliddiin iyo bulshada qaybeheeda kala duwan.

Xafladda ayaa kusoo idlaatay jawi qurux badan.

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP



Puntland constructed and opened 58 schools in the last year. Great achievement
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
We are exceedingly grateful to the Puntland Minister of Education who paid a visit to the Institute of Language Services - ILS in this afternoon. He was briefed about the Institute and how we are setting a high bar for the quality of higher education in Puntland.

During his visit, the minister had interactions with our wonderful instructors and hardworking students. He also delivered a timely and needed talk to our students where he appreciated ILS’s work and how much outstanding our students are in their academic career.

The minister has finally briefed the media about his experience at ILS where he applauded the initiative by East Africa University Garowe to become the first institution in Puntland to develop this well-structured English program


 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
ARBACO 17.August.2022 يوم الاربعاء
#SAWIRRO
《《 #XARUNTA_CUSUB_EE DUGSIGA SARE》》

Waxaa dhamaaday oo dhawaan xariga laga jaridoonaa wajiga koowaad ee xarunta cusub ee dugsiga sare ee HAJI ALI BIHI gaalkacyo.

Xaruntan cusub oo si casri ah loo dhisay ayaa leh adeegyo dhisme ahaan horumarsan kuna haboon deegaan wax barasho.

Waxaan u mahad celinaynaa Eng. #Mohamed_mohamud oo dhisay xaruntaan cusub waxaana xusid mudan in engineerku uu kamid ahaa ardaydii dhamaysay HAJI ALI BIHI school.

●●●●●●●●●DHAMMAAD●●●●●●●●●
XAFIISKA NASHAADKA IYO WARBAAHINTA DUGSIGA





299951368_580632366815751_901133606447781347_n.jpg


300183262_580632413482413_7835494435025065704_n.jpg


300027544_580632523482402_8939193905471027316_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Waan ku faraxsanahay maanta inaan kasoo qayb galo madashan dhaqaalaha lagu gudoonsiinayo dhalinyaradan oo ka kala yimi Degmooyinka Boosaaso, Buuhoodle iyo Galdogob ee Puntland iyaga oo ku guuleystay Barnaamijka Maal gelinta ee Dal-Bille.

Run ahaantii waa arrin bogaadin mudan waana uga mahadcelinayaa cidkasta oo ka qayb qaadatay hawshan Hal-abuurada ganacsi loogu fududaynayo 34- tan dhalinyaro ee uu guuleystay qorshohoodii ganacsi ee ay soo bandhigeen.

Hal-abuurayaasha maanta fursadan helay waxaan kula dar-daarmayaa inay ka faa’iidaystaan oo aysan dayicin, inaga oo wada og hadii qorshahani midha dhalo inuu sii socon doono oo ay ka faa’iidaysan doonaan Hal-abuurayaal badan.














https://www.facebook.com/RadioMogad...tGMgo8Wr-ZtjwjIeDBYV5aCYF_zOxdSC&__tn__=<,P-R
300933075_549790193604735_3804613611463476674_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Jamad Hassan Fiin ku soo dhawoow Garoowe iyo Puntland

Horumarka iyo Schoolada aad ka hirgalinayso Puntland ee wax loogu baranayo si lacag la’aan ah waa guul, maadaama ay ka faa’iidaysanayaan dan’yarta iyo Agoonta.

Ku soo dhawoow Deegaankaaga
👏











 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Iskuulka qardho ay ka dhisayso jamaad waa socdaa jamaad iyo hooyodeed eedo yaasmin horomarka aad la jeclaysateen magaaladiina qardho waa mid ay waliba dadka agoomaha ay ubaahnaayeen baahi wayna uqabeen dadka danyarta alaha ajar haydinka siiyo “
Iskuulka waala wadaa dhisaynkaas ayaana loo dhisaya hawshu waana socotaa
👏

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
This is great news. Globally recognized accountant certification exam center.



Bring all the IT certification exams also, so they can work locally/regionally/globally. I know they brought the CISCO exam center. Plus Project management certification exams. This is really big progress for Puntland.

This is the Cisco exams done in Garowe

Machadka hal-abuurka iyo tiknoolijiyadda ee T-Hub Innovation center, Garowe ayaa qabanaysa tababar takhasus oo ku saabsan isku xidh ka shabakadaha iyo amniga internet ka (Cisco Certified Network Associate - CCNA).

📌
Goobta: T-Hub Innovation Center, Garowe Puntland
📆
Taariikh da: 26, July 2022 (Talaado iyo Arbaco)
💢
Mudada: Tababarkan waxa uu socon doonaa 3 bilood
🔆
Orientation Day: 21-July 2022 (Waana Free 100%)

Faa'idada tababarkaan:
(1) Waxaad si rasmi ah u baranaysaa cilmiga networkingka oo aad ku shaqaysan kartid isla marka aad dhamaysid tababarka.
(2) Waxaan kuu diyaarin doonaa inaad gashid imtixaanka caalamiga ah ee Cisco CCNA.
(3) Waxaad heli doontaa shahaado cadaynaysa inaad tababarka dhamaysatay oo CV-ga aad ku kaban doontid.
Fadlan buuxi form kan: https://forms.gle/iEdLPo1Tp3tfHvAo8
Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan la xiriir T-Hub center. Fadlan lasii wadaag asxaabta kale si ay fursadaan ooga fa'aidaystaan.
#joinwithus #ccnacertification #CCNA
#Share taabo walaal
May be an image of 1 person
 
Last edited:

Trending

Top