Puntland Factories, Innovations and Industry Thread

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Come in Puntites. @Manzana @FBIsomalia Puntitequeen. What do u think of this Factory investment? Is this industry sustainable for a long time, due to the online shift globally? Why aren't PL economist guiding investors into sustainable investment, good profit margin due to low suppliers, value pie sharing to generate workers to spend so more circular business opportunities and investor response can happen.

352515345_956209642092351_2423008737287177244_n.jpg


352462530_654885709305274_3090852483442707305_n.jpg


Bossaso iyo Warfarxad leh.

Shirkada weyn ee Baxaya Spare-Parts, ayaa Bossaso ka furtay warshadii u horeysay ee Soomaaliya laga furo oo soo saari doonta warqadaha A4 A3, ee wax lagu daabaco loona adeegsado qalabka wax daabaca. Runtii waa guulweyn iyo bogaadin mudan.

Shacabka Soomaaliyeed ee Dalka dibbadiisa u aadi jiray soo iibsashada warqadahaan ee Maraakiibta iyo Doonyaha kusoo qaadi jiray waliba Lacagta badan laga qaadi jiray hala xiriireen Baxaya Spare Parts Puntland oo haka noqdeen Macaamiil. Sidoo kale Dowlada Puntland waxaan ka codsanayaa in xarumaha Dowlada ee looga shaqeeyo Computer iyo daabacaadahaha in warqadaha laga iibsado Baxaya Spare Parts. Dowladeena iyo shacabka gaar ahaan Ganacsatada waa in la dhiirgaliyo warshada Baxaya Spare Parts ee warqadaha soo saari doonta Insha Allah.

Mahadsanidin Baxaya Spare Parts.
 

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.
Come in Puntites. @Manzana @FBIsomalia Puntitequeen. What do u think of this Factory investment? Is this industry sustainable for a long time, due to the online shift globally? Why aren't PL economist guiding investors into sustainable investment, good profit margin due to low suppliers, value pie sharing to generate workers to spend so more circular business opportunities and investor response can happen.

352515345_956209642092351_2423008737287177244_n.jpg


352462530_654885709305274_3090852483442707305_n.jpg
I think this is a good investment. Puntland has a long way to go until it becomes a complete paperless society. Even globally speaking, I think the only country that has so far managed to do this is UAE.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
G-Town is getting some manufacturing. I wish we concentrated this either in Bosaso or Galkacyo, so we can reduce cost by creating an industrial park equipped with high energy lines

305310954_164372806176953_6790517848471096826_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
With 144 solar panels and a storage capacity of 44 kilowatts Yustan seafood in Garowe started in 2015 and employs more than 300 fishermen indirectly. With need to have an all round supply of uninterrupted power to keep the business active.And having realized that energy is expensive in Somalia going for 0.8$ per kilowatt the need to install Solar Energy was inevitable. We @SECCCO_Somalia are proud to have contributed to this success. Yustan Seafood MD Mahat spoke to us on the benefits of Solar power to his business so far. Don’t miss the Video later this week. Thanks to @GEEL_Somali @USAIDSomalia for making the project happen.




 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Im Glad Puntland are manufacturing Household Furniture.

Garowe. 15/3/2023
Shirka maalgashiga Puntland oo maalintii saddexaad ka socda Garowe, waxaan maanta aad ii farxad gashay in aan arko shirkadda TABAARAK oo kamid ah shirkaddaha kaalinta weyn ku leh dhanka agabka guryaha lagu seexdo, sida Barkimaha, Joodariyada iyo fadhiyada lagu fariisto ee guryaha la dhigto oo dhamaan Puntland lagu sameeyo. Shirkadda Tabaarak sanadkii hore waxaa gaaray khasaaro weyn oo dhaliyay dab-qabsaday xaruunta lagu sameeyo agabkaan. Alxamdulilaah dib in ay u soo laabtaan oo ay maanta ka dhex-muuqdaan shirka maalgashiga Puntland waa wax aad loogu farxo oo Eebbe ayaa mahad leh.

Waxaan rajeynayaa dadka Soomaaliyeed gaar ahaan gobolada Puntland in ay siin doonaan mudnaanta koowaad shirkadda Tabaarak oo muddo kusoo jirtay ganacsigaan waliba daljoog ah oo agabkeeda lagu farsameeyo dhulkeena. Si loo helo ganacsi is bixiya waa in aan dhiirigalino ganacsiga Dalka guddihiisa lagu sameeyo oo tusaale wanaagsan u noqon kara maalgashi hor leh.

Mahadsanidin Tabaarak.

335499845_183024677811721_3513800416768356520_n.jpg



336381337_1561342531041075_1217750063027958269_n.jpg
335424344_142740625385061_7784640099277999485_n.jpg
 

Thalassocracy

Ψ³Ψ¨Ψ­Ψ§Ω† اللهِ ΩˆΨ¨Ψ­Ω…Ψ―ΩΩ‡ Free Palestine
calafka xoolaha means livestock feed ; like hay, grass, low grade grains etc
 

Trending

Latest posts

Top