Puntland Factories, Innovations and Industry Thread

Qardho, Dairy Factory


Screenshot 2022-09-07 at 20.46.10.png
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
copy n paste in browser it won't work on here. I put a space in between :// put it back one space backward.

https: //fb.watch/fCywASpWvn/
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I didn't know their was a factory thread. I kept putting factories in the bari-nugaal thread mostly.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Puntland has a long-way to go but in comparison to Somalia were doing OK in the factory side. But theirs much more potential left to do large scale warehouses to manufacture furniture, windows, doors, bedding, cement.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Waxaan shacab weynaha puntland u soo bandhigayaa sheer Furan oo lagu sameynayo warshadda shamitada puntland





It's time we join this share to create Puntland Cement Factory. We can't keep importing construction material, PL is going thru construction boom and we need our own local cement backbone.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Gudoomiyaha Degmada xaafuun Maxamuud Yuusuf Garow iyo Saraakiil ka katirsan Wasaardda Kalluumaysiga iyo kheyraadka Badda ee dowladda puntland ayaa kormeeray Warshadda kaluunka ee Magaalada Xaafuun warshadaasi oo ay leeyihiin Ganacsato reer puntland ah shirkadaasi waxay shaqo abuur usamay Bulshada deegaanka
#xafiiska_warfaafinta_degmada_xaafuun









 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Puntland oo isku filnaansho ka gaartay soo saaridda Saliid ku filan dadkeeda.

Puntland Development Research Center-PDRC waxay maalgelisay koox dhalinyaro ah oo bartay Cilmiga Beeraha, Waxay u iibisay warshad dhamaystiran oo soo saarta saliidda cuntada.
Barnaamijka 'Xirfad iyo Shaqo' oo ay maalgeliso Boqortooyada Nederland, ayaa shaqo abuur u sameeyay dhalinyaro badan oo leh xirfado kala duwan.

Halkan ka daawo sanad kadib filim qiimayn ah oo ay samaysay hay’adda PDRC oo ku saabsan korriinka warshada Habeb Mill.

 

Trending

Top