Garowe Developments

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
See what happens when u don't have a strong govt monitoring the health sector and when it's just private companies? @Pwyneth Galtrow

These ppl need to be jailed and lose their medical license, PL needs tough laws to keep our health sector high quality.
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Waligey ma arag meel ka nadaafad badan kana waddooyin qurxoon magaaladda Garoowe magaalooyinka soomaalidda. Inaad bac iyo qashin aragtaa waa dhif iyo naadir. Sidoo kale sandaqado iyo buushash ku arki maysid dhismo dhagax ah maahee waa magaalo qorshe fiican ku socota magaalooyinka soomaalida markaad u eegto waa midda koobaad ee ugu fiican .

Waddooyinka dhexmaraa waa 50km oo laami ah. Waa meel tusaale muddan xaqiiqdii. Ammaan maaha waa wax xaqiiqo ah. Boosaska dadku dhistaan baddi maaha niic macnaha nooca haaf booska ah ee waa 20Γ—20.halka magaalooyinka kale la dhisto 10Γ—10 iyo wax ka yar.

Keliya waxaa idiin dhiman inaad dhanka caafimaadka horumarisaan, oo aynaad Hargaysa, Boorama iyo Muqdisho aadin, balse idinka la idiin soo doonto caafimaad, dhakhaatiir lagu soo hirto iyo hosbitaalo dhistaan. Waa dhaliisha keliya ee jirta, xagga waxbarashadda waa heer sare hadda 10kii sanno ee u danbeeyey waxa ay u horumartay si weyn.

Xigasho: Mohamed Salh sawiradda baan ka soo xigtay qaarkood iyo qayb hadalka ka mid ah
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

@Pwyneth Galtrow PL should begin a driver license system and put up speed signs, anyone who is caught speeding should get fined. The license system waa in 'curriculum' loo sameeya sida education system loo sameeye. We want one standard for all driving in Puntland.

We then can issue them licenses once they pass their tests. We also need to put up speed signs and anyone caught speeding should be fined immediately by the road authority. Any interstate travellors from GM/HS/SL/DDS must have their own states licenses, if using our road or they get sent back.
 
They should also mark the roads clearly and stop people from overtaking randomly even those bajaaj cars. Or they need to make a separate smaller lane for bajaaj and other taxi cars.
 
Trending

Top