Dams, Water and Drainage Infrastructure Thread

Since 2021, the Water Development Agency carried out the following projects:
  • 33 New Water wells built
  • 62 Water wells refurbished that includes motors/solar powered.
  • 22 Water Catchments built to catch rainwater (these include sand dams)
  • 14 Water Catchment areas in progress at present in remote areas
  • Water delivery for drought affected areas such as Buuhoodle, Qandala, Nugaal and Mudug.
  • Galdogob, Xarfo etc, had new water pipelines installed.



 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Pwyneth Galtrow Check this out. PL govt is doing a research study on how to create a permanent river. The study will calculate how many water wells need to be dug to fill up the river-bed. It will be an all-year flowing river.

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

Great to see parts of 'garowe' drainage system coming to life. Please warn the people not place waste in there, it will block water.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Wakaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa waxa ay ceel biyood cusub ka dhagax dhigtay degaanka Unuun ee Degamada Qandala Gobolka Bari.

Dhagax dhiga ceelkan ayaa waxa uu kuso beeg mayaa xili ay intabadan degaamada Puntland ka jirto abaar samaysay dadka iyo duunyadaba, waxa ayna wakaaladdu sheegtay in ceelkan insha allah sida ugu dhakhsiyaha badan ay ku so afmeeri doonto si uu uga qayb qaato yaraynta biyo la’anta ka jirata degaanka.

waxayna uga mahad celiyeen bulashada degaanku wakalaadda sida deg deg ah ee ay uga jawabtay cabashadooda.

285656500_383787360441840_2409638890795985526_n.jpg


285867249_383787400441836_5183412045251336787_n.jpg


285639459_383787617108481_5828620567016184812_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Xili ay abaaro baahsani ka jiraan inta badan degaanada puntland ayey Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland si rasmi ah usoo gaba-gabeysay dhismaha haanta, farabiyoodka, dararka xolaha sida geela iyo ariga, qolka wardiyaha iyo qolka matoorka ee uu yeelan doono ceel biyoodka deeganka Jedaal ee Gobolka Bari.

waxayna uga mahad celiyeen bulashada degaanku wakalaadda sida deg deg ah ay u dhamaystiren dhamaan agabki ee uu ku shaqayn laha ceelku.

285583189_382448883909021_4053736017227436255_n.jpg


284347425_382449847242258_8544366404798092140_n.jpg
 

Trending

Latest posts

Top