Dabcasar on his deathbed, Pray for dabs

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
CIIDAMADA PUNTLAND IYO DDSI OO UU DIYAAR GAROOWBAY XORAYNTA DABCASAR EE HARGAYSA. IT'S ON..PL ENTERING FROM THE EAST, DDSI FROM THE WEST...SNM THUGS SANDWICHED
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Booliiska Somaliland oo ka Xariga iyo Jirdilka ay u geysteen Dabcasar- VIDEO

Posted: Keyse Aadan - December 18, 2017 Leave a Comment

Somaliland-Dabcasar-Afhayeenka.jpg

Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa saaka 9kii subaxnimo gudaha ugu galay Hotelkii uu magaalada Hargeysa ka degenaa Cabdiraxmaan Xaaji Dabcasar oo si weyn looga yaqaan baraha Internetka ee bulshada ku sheekaysato sida Facebook iyo Youtube.

Col.Faysal Xiis oo ah Afhayeenka ciidamada Booliiska Somaliland oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyey inay xabsiga dhigeen Cabdiraxmaan Xaaji Dabcasar isagoo ku eedeeyey ninkaasi danbi ciqaabee ah “…Aflagaado Lidi ku ah Qaranimada Soomaaliland…” waa siduu sheegay afhayeenka.

Dhinaca kale Afhayeenka Booliiska Somaliland ayaa beeniyey warar sheegaya inay jirdil u geysteen Dabcasar, walow ay jiraan dad goobjoogayaal ah oo xaqiijiyey in ay askarta booliiska jirdileen xiligii ay xirayeen ninkaasi oo heysta dhalashada dalka Maraykanka.




Somaliland-Dabcasar-740x396.jpg

Dabcasar oo isagu ku noolaa dalka Maraykanka ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland oo uu sheegay inuu kula kulmayey qaar kamid ah Qoyskiisa.

Ninkan oo kusoo caan-baxay inuu batriisa Facebook uga hadlayo arrimaha Soomaaliya, Qabiilada iyo waliba arrimaha Bulshada ayaa waxaa ku xiran dadweyne aad ubadan oo qaarkood ku nool yihiin magaalada Hargeysa oo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen.

Axadii shalay ayuu sheegay ninkan inay jirdil u geysteen qaar kamid ah ciidamada Booliiska oo ku weeraray goob makhaayad ah oo uu ku sugnaa, xili uu si toos ah u muuqaalka ugu baahinayey bartiisa Facebook oo ay kala socdaan in ka badan 144-kun oo qof.

Mar uu xalay markale si toos ah usoo galay bartiisa Facebook ayuu faah faahin ka bixiyey jirdilka uu sheegay inay u geysteen ciidamada Somaliland, wuxuuna saaka markale si toos ah usoo galay bartiisa isagoo sheegaya in ciidamada kusoo jabinayaan qolkii uu hotelka ka degenaa.




Somaliland-Dabcasar2.jpg
In badan oo kamid ah taageerayaashiisa ayey la yaab ku noqotay markii ay Arkeen ciidamada oo kusoo jabiyey qolkiisa iyagoo markii hore moodayey inuu kaftamayo Dabcasar oo xiliga la qabanayey uu madaxa u duubnaa.

Somaliweyn

Dabcasar oo isagu maalmihii lasoo dhaafay si weyn u amaanayey Somaliland iyo soodhaweyntii halkaasi loogu sameeyey ayaa sheegay in weerarka lagu soo qaaday ay la xariirto fikirkiisa ku aadan inuu aaminsan yahay Somaliweyn, isagoona marar badan fagaarayaasha ka sheegay inuu kasoo horjeedo in Soomaalida la kala qeybiyo.

Horseed Media
 

Sophisticate

~Gallantly Gadabuursi~
Staff Member
Somalis are over the top and dramatic.
@World, why do you keep Gadabursis on the tip of your tongue? Its obvious Gs are divided on their views of S.land and Somalia. You can't get them on the same page, too much heterogeneity in views (and some eating good on the public purse at the expense of others), will do that to you. As a Dhulo, I'm sure you can understand the dilemma. :mybusiness: Better yet, as a Somali you could even get shafted by your brother in an agreement; given their thinking is zero sum. What do you expect from a double digit IQ?
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
SL were shit-scared by DABCASAR and the pull he has in hargeisa, they worried he might expose how faulty their politics is and turn the people against the govt. Weak ass SNM thugs!!! If your policies can't even stand up to scrutiny, how can it be right!!!

They are bunch of cowards, always fighting civilians aar ha isku keenan rag hubaysan, indhaha ayaa lakala bixi laha, the last time they did fight rag, waad aragta oohinta ka soo yeerayso 25 sano kadib, war waxani wa gun gun dhashay, weak as piss
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I don't know why people call this run-down state a democracy. These fools can stand right in-front of villa somalia the official govt of somalia and say 'we are somaliland and we want ictiraf' they can run around all day in mogadishu with their shitty as views. That's democratic right at the culture level, they are just democratic thru 'paper' it's not engrained at all. YET we blindly say 'alla doorasho bay galeen' thats paper based shit, democracy on paper not PRACTISE. SOMALIA IS DEMOCRACY IN PRACTISE NOT PAPER. get outta here
 
I don't know why people call this run-down state a democracy. These fools can stand right in-front of villa somalia the official govt of somalia and say 'we are somaliland and we want ictiraf' they can run around all day in mogadishu with their shitty as views. That's democratic right at the culture level, they are just democratic thru 'paper' it's not engrained at all. YET we blindly say 'alla doorasho bay galeen' thats paper based shit, democracy on paper not PRACTISE. SOMALIA IS DEMOCRACY IN PRACTISE NOT PAPER. get outta here

They had to arrest one man mentally ill man because there democracy coudnt stand it ! that beyond sad hahaha
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Do you think killing dabacasar will bring back the 100 000 dead back

100k, are u kidding sxb? we probably lost that amount through-out all somalia. Those sort of figures are unrealistic for one area. Maybe 10k killed in north even then I still find that really high and that's including all their wars not just siyad one.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Keep Dabcasar in your prayers during this tough time. The most famous social media star is in a Somaliland prison!!!
 
Hargaysa aint better than hamar and landers arent any morr civilized than the people in the south.

Why yall shocked tho? They lock up their own all the time for traveling to the south.

Good luck getting recognized if you are going to act like that
 

saywalahi

Xamar Living
Hargaysa aint better than hamar and landers arent any morr civilized than the people in the south.

Why yall shocked tho? They lock up their own all the time for traveling to the south.

Good luck getting recognized if you are going to act like that
Stfu nigga xamar people are the least qabliste you can express your political views and no one would care

Xamar has a security problem with all the bombs

But the people are civil sxb we don’t care about your political views at all.
 
Stfu nigga xamar people are the least qabliste you can express your political views and no one would care

Xamar has a security problem with all the bombs

But the people are civil sxb we don’t care about your political views at all.
Assasinations happen in hamar. How are they peaceful when to this day, they say they will fight the government if the government tries to get justice for minster Siraj's killer. Somalis are the same everywhere.
 
Status
Not open for further replies.
Top