@Saalax Bidaar
Adduunka alliance ayaa ka jira, xataa waddamadii tunka weynaa ayaa alliance samay sanaya, si aad meel u gaadho, iskaashi ayaa la samaystaa,
Aan kula yara kaftamee, inaader yara badow ayaa tihiin, siyaasad baran maysaan, anigaa kaligay libaaxa meel laguma gaadho, 2003 elections nin walba gaar buu u ordaayay, markii la ogaaday inaan nina kaligii meel gaadhayn alliance ayaa la samaystay:
HJ ayaa ugu horaysay oo istidhi alliance HY la samaysto, dee waydinkii si badawnimaa u qayliyay, hayaay HJ waad fududihiin ma anagaa ayaad naga sugaysaan inaan idin taageerno, hayaay waar hayaay reer Jaamac waal. HJ ismay dhibine qunyar ayay 2010 HA allinace la samay satay, and guess what Silanyo won by landslide.
Then Silanyo retired in 2018 and HJ voted for HA.
even in 2018, anigaa libaaxa ayaad weli taagnay deen, niyaw siyaasadda barta il maadeera yaal.
If you guys continue like this walahi in 2021 elections, victim uun baad ahaan doontaan. Ragga waa lakala jabiyaa, oo siyaasad fresh ah ayaa lala ciyaaraa.