Xog: Sacdiya oo kasoo horjeedda golaha wasiirada kadib xilkii la siiyey beesheeda
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiye ku-xigeenka ee golaha shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa kasoo horjeeda habka loo xulay golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Caasimada Online. Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in Sacdiya ay...
www.caasimada.net