Adigu feker. Bal ma waxa suurta gal ah in waxa xayawaan dunida ku nool oo dhan dooni qaaday? Mise in qof intu faras ama xayawaan faras ku dhoow raacay uu samada u duulay ka dibna dad beri hore dhintay la sheekaaystay? Xaqiiqadu waxay tahay in sheekooyinkan oo dhan la sameeyey, oo dad adiga ku la mid ahi maskaxdooda ka keeneen. Maskaxdaada isticmaal, saaxiib, oo waxii laguu sheegoba ha rumaaysan.Subxanallah
War ilaahay uso noqo geefka aad hadalka Allah swt iyo Nabiga ka gashayna ka soo noqo.