first offhorta aniga waxaa igu daran markaan dadku dood fiican isticmaalo waxyaabo oo conspiracy ah ayeey na la aadan oo aan la cadeyn karin horta ogow inaad khaldan tahay eena inaad daliil xaq eh quraan iyo sunnah ka heli karin bots ayaa ka hadley iyo name calling lakin wax dood angu ziyaadin kartid ma jirto ok that's about it my somali isn't that good
1. there is no conspiracy
2. we aren't wrong
3. daliil ma jiro because hijabka quranka kuma dhax jiro
4. we didn't start the name calling. you guys actually started name calling me because i said the hijab isn't mandatory