First of all what you and your pet
@Suldaanka seem to believe is as a man you’re only responsibility is to provide for your wife and anything other than that is deemed feminine if you live in the same house it’s your responsibility to help around if you have kids it’s your responsibility as a parent to bath them feed them and oversee their homework and take them to the park etc none of this is feminine
raga soomalida ee ilaahy masuuliyada guriga saaray Aakhirana ninka ayaa la waydiinaya caruurtisi mesha ay mareen sababta oo daayacey oo dar yeelay waayey Naagtisa xuquuqdedi sababta oo uga so bixi waayey
Yacni ninka diinta may farin uun oo kaliya inu aqalkiisa masruufo Nabigeeni csw wa ki yedhi : A man is the shepherd of his family and is responsible for his flock
Marka taasi maxay na tusaysa guriga markaad timaadid inaad kursiga isku tuurtid maaha tidhaahdid naagta naa cuntadi ila so gaadh
ka bacdi sariirta isku tuurtid Hadii ay xaaskagi maanta oo dhan guriga ka shaqayneysay oy caruurtada kala waday
atleast wa inaad tidhaahdid xabiibi maanta dhan waad taagned I will take care of everything orodow hawada iska so qaado because that shows you care about her
Nin kasta wa inu iska dhaadhiciyo Somalia ma joogno caawimu kale naagto ma haysato, hooyo iyo family toona uma dhawa jaariyad ma jirto
It's just you and her and you need to work with eachother as team.In la is caawiyo, la isku naxariisto, la istix galiyo oo la is ixtiraamo and most importantly la isku samro